WAR DEG-DEG AH Masuliyin Ka Tirsan Howladedana Xisbiga WADDANI Oo Dawlada Somaliland Xidh Xidhay

WAR DEG-DEG AH Masuliyin Ka Tirsan Howladedana Xisbiga WADDANI Oo Dawlada Somaliland Xidh Xidhay

WAR DEG-DEG AH Masuuliyiin Ka Tirsan Howladeedana Xisbiga WADDANI Ee Degaanada Ceelfweyn Oo La Xidh Xidhay

Deegaanada Laas-doomaare iyo Huluul ee Gobolka Sanaag waxaa Xukuumadda Kulmiye Xidhxidheen Muraaqibiintii Xisbiga Waddani, sidoo kalena iyagana waxaa la qabqabtay qaar kamid ah dadka deegaankaasi haldoorka u ah oo loo haysto maxaad waddani u raacdeen.

waxaa muuqata sababta ugu weyn ee Baraha Bulshadu ku xidhiidho loo xidhayo mudada doorashada innay tahay qarinta iyo daahsaarida xogaha noocan oo kale ah.

Leave a Reply

*