Daawo Sawiro Qurxoon  sidii ay Maanta Ucodeeyeen Musharrax  Cirro  iyo Marwadiisu

Daawo Sawiro Qurxoon sidii ay Maanta Ucodeeyeen Musharrax Cirro iyo Marwadiisu

Hargeysa( Somalilandlive Media):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo Marwadiisa Farduus Maxamed Rooble ba, waxay saaka si rasmi ah ay u guteen waajibkoodii codbixineed ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland. Iyaga oo ka codeeyey goobta xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda ee magaalada Hargeysa.
Murashaxa oo intaa ka dib la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in uu shacabka Somaliland ugu baaqayo in ay si nabad-galyo ah ay ku codeeyaan isla mar ahaantaana ay ilaaliyaan amniga dalka.
Image may contain: 12 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people smilingImage may contain: one or more peopleImage may contain: one or more people, people sitting, phone and tableImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: one or more peopleImage may contain: 3 people, people smiling, people sitting and indoorImage may contain: 1 personImage may contain: 2 peopleImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 3 people, outdoorImage may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: 1 person, sunglassesImage may contain: 1 person, sunglasses and closeupImage may contain: 2 people, closeup and outdoorImage may contain: 1 person, smiling, standing and suit

Leave a Reply

*