DAAWO:-SIDDA BULSHADA REER BURCO UGU DAREEREEN CODBIXINTA DOORASHADA MADAXTOOYADDA SOMALILAND MAANTA

DAAWO:-SIDDA BULSHADA REER BURCO UGU DAREEREEN CODBIXINTA DOORASHADA MADAXTOOYADDA SOMALILAND MAANTA

Magalada Burco iyo gud ahaanba gobolka Togdheer waxa saaka si wanagsan uga billaabmatay codaynta doorashada Madaxtooyada Somaliland oo ay ku tartamayaan saddaxda xisbi qaran ee UCID ,KULMIYE Iyo WADDANI, codbixiyaasha saddaxda xisbi ayaa gabi ahaanba albabaada u soo laabay goobahooda ganacsi, shaqooyinkood iyaga oo qarkoodna ay xalay u dhaxeen goobaha komishanku u asteeayay in laga dhiibto cobixinta.

Halkan Hoose Ka Daawo

 

Leave a Reply

*