Tirintii Codadka Codbixiyaasha Somaliland oo hada  si Rasmiya  u Bilaabantay, Sida  Deegaanada loogu   kala Horeeyo,

 Tirintii Codadka Codbixiyaasha Somaliland oo hada  si Rasmiya  u Bilaabantay, Sida  Deegaanada loogu   kala Horeeyo,

Tirintii Codadka Codbixiyaasha Somaliland oo hada  si Rasmiya  u Bilaabantay, Sida  Deegaanada loogu   kala Horeeyo,

Waxa hada   guud ahaan Somaliland laga bilaabay, tirinta  Codadkii  Codbixiyaasha   taas oo hada  toos uga bilaabantay Taliska  Guud ee  Gudidada Doorashooyinka  NEC,.

 

Xalay waxa dhacay  dhowr isku day ah oo ay Xukuumada Kulmiye kudoonaysay in ay Kujabsato Goobaha Codadku yaaleen ee  26 June  iyo Degmeda Gacanlibaax, Sidoo kale Codad Been Abuur ah ayaa laga soo sheegayaa  in lagu Sameeyay Gudaha Magaalada Gabiley Halkaas  oo iyana   hawsheeda  ay Gacanta kuhayaan Gudida Doorashooyinku,  waxana  suurogal ah in  Ladiido Codadka kujira   3 Sanduuq oo  Degmeda Gabiilay Hoosyimaad kuwaas oo  looga shaki qabo in Codad been abuur ah lagu duldaray.

 Natiijo  hordhac ahayaa  muujinaysa  sida  ilaa hada  lookala horeeyo

MAROODIJEEX
Kulmiye 51%
Wadani 40%
Ucid 9%
SAAXIL
Kulmiye 52%
Wadani 45 %
Ucid 3 %
TOGDHEER
Kulmiye 35 %
Wadani 60 %
Ucid 5 %
SOOL
Kulmiye 40%
Wadani 42 %
Ucid 8 %
SANAAAG
Kulmiye 32%
Wadani 65 %
Ucid 3 %

AWDAL
Kulmiye 35 %
Wadani 62 %
Ucid 3 %
Total

Wadani 50 %
Kulmiye 45 %
Ucid 5 %

Natiijadani  waa  Xigasho laga  helay Muraaqibiinta  Asxaabta   waxana  dhici karta in ay wax iska badalaan

 

Somalilandlive Media Isha Kuhay

Leave a Reply

*