War Degdeg ah Xisbiga  Waddani waxa  uu  Dabaaldegayaa Guulo, Hordhac ah oo uu Gaadhay! Video

 War Degdeg ah Xisbiga  Waddani waxa  uu  Dabaaldegayaa Guulo, Hordhac ah oo uu Gaadhay! Video

War Degdeg ah Xisbiga  Waddani waxa  uu  Dabaaldegayaa Guulo, Hordhac ah oo uu Gaadhay!

Kumanaan kamida  Taageerayaasha Xisbiga Waddani ayaa Bilaabay in ay Dabaad Degyo Waawayn kadhigaa Magaalooyinka  Booraame Hargaysa Berbera  Burco    Ceerigaabo  iyo Laascaanood .

Dabaaldegyada ayaa  salka kuhaya   Guulo balaadhan oo  uu Xisbiga  Waddani  Doorashada kuhogaaminayo   Afar Gobol oo kamida  Somaliland  iyo Caasimada hargaysa oo Xisbiga Waddani Kahelay Codad Xoogle .

Halkani waa Hargaysa  Daawo Video

Inkasta oo aanay Wararkani ahayn   kuwolaga Xaqiijiyay Gudidada Doorashooyinka  NEC hadana   Waa  Xogo  looga qaateen  ah oo laga  Soodheegay  Wararka ay  soodirayaa  Muraaqibiinta Xisbiga  Goobaha Codadka kusugan.

 

Sidoo  kale  Waxa jira Warar  iyo Walaac  Kusaabsan kushubasho  Xalay  kadhacday Xaafado Hargaysa Kamida  iyo Degmeda Gabiilay   Halkaas oo Xisbiga Kulmiye Boobay Codad  Badan     inkasta oo Codadkaas  Lacodsaday in ladacweeyo

 

Isha  Kuhay Somalilandlive Media

Leave a Reply

*