Xogg Culus! Xisbiga Kulmiye  waxa  uu Taageerayaashii  ugu Baaqay in ay GuuloBeen Abuur ah sheegtay  in Guusha Waddani Muran loogaliyo

Xisbiga Kulmiye    oo Caawadan  fiidkeedi  Shir albaabadu uxidhan yiin kuyeesha Qol kuyaala Hotelka SommerTime ayaa  waxa ay Go,aamiyeen in Lafaafiyo Natiijooyin BeenAbuur ah   si Dadka loogu kici iyaga   Murana loogaliyo Guulaha Lasaadaalinayo in Xisbiga Waddani Doorashada Kagaadhay.

Arintan waxa   Hogaaminayay kadanbeeya Dhowr Sarkaal oo New Kulmiye ah  kuwaas oo ilaahada  Liqila Guuldarooyinka  Kulmiye Gurada daray Xisbiga Kulmiye.

Arintan  ayaa  ah Xaalad  iyo Kicin,  dawayne oo Kulmiye  Kurabo in uu Dalka ku Khalkhal galiyo

Warar  Joogta isha  kuhay Somalilandlive

Leave a Reply

*