Musuqii ugu Faasha  Xumaa ee Doorashada  Somaliland waxa  uu kadhacay Degmeda Gabilay  Halkaas  Waxa Codeeyay Caruur Kaadhan Beena buur ah loodhiibay

Musuqii ugu Faasha  Xumaa ee Doorashada  Somaliland waxa  uu kadhacay Degmeda Gabilay  Halkaas  Waxa Codeeyay Caruur Kaadhan Beena buur ah loodhiibay

 

Musuqii ugu Faasha  Xumaa ee Doorashada  Somaliland waxa  uu kadhacay Degmeda Gabilay  Halkaas  Waxa Codeeyay Caruur Kaadhan Beena buur ah loodhiibay   Kaadhadha ayaa  Waxa  lahaa Dad dhoofay  ama Dhintay  Waxana  Booskoodu   lagu Buuxiyay Caruur,

Sidoo Degmada  Gabilay Codad  Kadab  14  oo BeenAbuur ah ayaa  Laga Buuxiyay  Laba Sanduuq oo hada  Lakansalay  kuwaas oo   Ilaa Maanta uu Muuse Biixi Kadul barooranayay.Dhaqanka Foosha Xuni waxa uu Dhaawacayaa  Hanaankii Quruxda Badnaa  ee ay Doorashadu Dalkeena   uga Dhacday Xisbiga Kulmiye  iyo Muuse Biixi oo Kursiga oo kaliyi u Hilaacayo  Mustaqbalka  Somaliland Qiimo buuran lamale

Caruur Codaynaysa  Goobtu  waa  Degmeda  Gabiiley

Caruur Codaynaysa  Goobtuna  Waa Degmeda Gabiiley

 

 

 

 Isha Kuhay  SomalilandLive Media

Leave a Reply

*