Live  Wararkii   ugu Danbeeyay oo Goosgoos ah Muuse Biixi  oo kudhexdagaalamay Komishanka

Live Wararkii ugu Danbeeyay oo Goosgoos ah Muuse Biixi oo kudhexdagaalamay Komishanka

 Hargaysa  Codadkeedi Waa Latirayay   Balse Muran Xoogan ayaa  Kataagan Sanaadiiq  18 Kadaba oo Muuse Biixi kumurmay  kuwaas oo Qaarkood Larumaysanyay in ay kujiraa Codad Beeen Abuur ahi, Muuse Biixi ayaa  Codsaday in   3 Jeer loogu Noqdo Tirinta Codadka Muranla,aanta  ee Gobolka Maroodijeex,    Markasta    wuu kacadhoonayay Natiijadii kasoo Baxday

Live Apadate

 

 Xisbiga  Waddani waxa  uu Guud ahaanba  kuqanacsanyay Sida  ay Doorashadu  Uqabsoontay  ee Quruxud Badnayd  Waxa    Dalbaday in  Wax  laga Qabto Dhowr  Sanaadiiq ah oo  Laxaday  kuwaas oo Badankooda laga  keenay Gabiilay, Komishanka NEC   way  aqbaleen Dhamaana  Codadka  lagu Muransanyay  Meelo gaara ayaa Lagu hayaa 

Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde “Aqlabiyadda Shacabka Somaliland waxaanu uga Mahadcelinaynaa sidda ay ugu hiiliyeen Xisbiga Isbedel doonka ah ee Waddani, waxaan kaloo ugu baaqayaa innaanay dhegaysan wararka Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye sidda sharci darada ah warbaahinta u marinayaan”

 

Muuse Biixi ayaa  Feedhay , Afhayeenka Komishanka  Siciid Cali Muuse   Muusaw   Waad Nadaalisay  ee  Hadaanu Laba jeer kuutirinay Codadka     Hargaysa  Waliba Hortaada  in aad Na Aaminto ayaa  Fiican  Alle ayaa Nagu  Og Qofna  u Xaglinmayno,  Bam  intaasi Markii ay Afkiisa  kasoo Baxday ayuu Muuse Dhirbaaxo  Wajiga  kaga jiiday Siciid Cali Muuse, Inkasta oo Sharcigu Qabo in Qofka Dagaalma  Goobta laga  Saaro hadana  Gudidu Sulux  ayay  Wax kudhameeyeen   Halkaasna  waxa  ka Cadaatay in  Muuse Biixi Guusha  oo kaliyi Deeqdo

 

 

Qiimaha Doorashada  Somaliland,  Waxa kaqabsoontay Doorasho Aduunka  oo dhan laga  Amaanay Balse Xisbiga Kulmiye ayaa   Raba in uu Doorashadaas  Dhooqeeyo   oo Muran  iyo Musuq  kulamaaneeyo   Codbixinta

 

Leave a Reply

*