Kacdoon Xoogan ayaa  Kasocda hada Magaalada Burco,    dhimashada 8 Qof, iyo 26 Live Apdate

 Kacdoon Xoogan ayaa  Kasocda hada Magaalada Burco,   dhimashada 8 Qof, iyo 26 Live Apdate

Dhimashada Magaalada Burco 5 ruux halka 21 ay dhaawac yihiin.
Hargeysa Lix qof ayaa dhaawacyo Rabshadaha kasoo gaadheen.
Halka aan wax war ah laga hayn ilaa iyo haatan Rabshaddaha kasocda magaalooyinka Laascaanood iyo Ceerigaabo.
Isbedeldoonka Somaliland ayaa ka gadoodsan sidda wax u socdaan iyo Kornaylka aan la dooran ee waraaqaha aan xalaasha ahayn Kursiga ku doonaya.

 

Live Apdate #

WarDegdegah Rabshado Xoogle ayaa Kasoda Magaalooyinka Burco, Berbera iyo Hargaysa Magaalada Burco waxa loo kala Xidhay Laba Daamood Ciidamo Milatari ayaa Magaalada Sooglay, Waxana Dhamaan Xafiisyadii Dawlada lawareegay Dadka Cadhaysan waxa laburburiyay Xarumihii Ina Awsiicd iyo SagalJet, Magaalada Hargaysa ayaa Hada waxa Kaqarxay Kacdoon Xoogle Waxana Wararka intaas Durayaa in Diyaarad Degdeg ah ay dalbadeen hadhaaga Kooxdii Goobjoogayaashii Doorashada Somaliland kuwaas oo kamarag Kacay Musuqa dhacay! Xigasho Somalilandlive.com

Waxa Laburburiyay Dhamaan Xarumihii Ina Awsiciid alahaa    iyo Sagaljet,   oo ahaa kuwa been Abuuray Waraaaqo Faalso ah

 

 Goobjoogayaashi Caalamiga ahaa Dalka ayay  isaga Baxeen Degdeg ah Xaalada  Muuse Abuuray Awgeed

Rasaas ayaa Jaho kasta kayeedhaysa Dadku waxa ay isku Diyaarinayaa in ay Diidaan Boobka Codadkoodi  Xaalada  Amaandaro ayaa dhalatay Kadib Markii lagu Warhelay in  Doorashada   Lagu Shubtay, Waraaqo Faalso ahna lagu Daadiyay Sanaaduuqdii   Codadka     Deegaano  tirobadan.

 

Xisbiga WADDANI waa uu hakiyey wada-shaqeyntii uu la lahaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka ka dib markii ay ka jawaabi waayeen cabasho uu u soo gudbiyey oo ku saabsan khaladaad ka jira Doorashada.
Doorashadii dalka ka dhacday 13kii November, waxa ay ahayd doorasho u dhacday si nabad ah se aan xalaal ahayn.

Talaabada  Xigta ayaa in   Xisbiga Waddani  kudhawaaqo in Doorashadii Fashilantay  oo Lagu Shubtay Taasina waxa ay Dalka u Uhorseedaysaa  Qalalaase Siyaasadeed  iyo Colaad Lagu Riiqdo, Kudida  Komishankuw ay Xalatay Latashadeen Hogaamiyaasha Kulmiye oo Siilaanyo  kujiro waxana  ay Ogaadeen in Kulmiye Hadhay Doorashada  hadaan Codadkaas Been Abuurka ah loogu shubin.

 

Muuse Biixi waxa uu Doonayaa  Dagaal Sokeeyo  iyo Dhiigsokeeye wax  aan intaas  ahayn Deeqimaayaan Balse  kama yeelayno  in Doorashada  lagu Shubto  Xaafadiisa ayuu Xukumi Dalka inta   kalana  Waddani     iyo Isbadal Doonka ayaa  katalin  Sidaas waxa Yidhi,Siciid Xaaji Qulumbe  iyo Suldaan Cunaaye

 

Toos Noola   24 Saacadood ee Soosocda  Live Apdate  Somalilandlive Media

Leave a Reply

*