War Degdeg ah Xisbiga Waddani waxa  uu Qaadacacy Xatooyo Codadka   ee Xalay Dhacday

War Degdeg ah Xisbiga Waddani waxa uu Qaadacacy Xatooyo Codadka ee Xalay Dhacday

Saacadaha soo socda ayuu haddii Alle idmo, hadlayaa Musharax C.raxmaan Cirro, waxaanu luuqad adag ku sheegi doona halka uu ka taaganyahay siday wax u socdaan, iyo in aanay isaga iyo taageerayaasha WADDANI aanay hal cod oo xaaran ah ku aqbali doonin natiijadda doorashada.

Komishanka doorashooyinka ayey maanta taladu agg taal, in ay Somaliland yeelato madaxwayne xalaal ah iyo in jaha-wareer siyaasadeed dalku galo. Mar haddii xisbil xaakimkii oo wata masuuliyiintii sidaas foosha xun u dhamqeen.

Dhamaanteen waynu ogsoonahay, in aanu jiro nin awood u leh, in uu xiniyihiisa dalka ugu taliyo, balse rabitaanka iyo doonista shacabku iska leeyahay, iyagaana ka garsooray oo codkooda dhiibtay, waa in taas la wadda ilaaliya, si xalaal ahna loogu garsoora.

Waxa tusaale dhaw inoogu filan waxa ka socda dalka aynu mataanaha ku nahay doorashooyinka ee Kenya iyo halka uu maraayo, Somaliland taas waxa ka badbaadin kara Komishanka oo kalsooni iyo rajo badan lagu qabo

Lasoco dhawaan  Wararka Degdeg ah

Leave a Reply

*