War Degdeg ah waxa  Xabsiga ladhigay  Ex Wasiir Maxamed Yaasin oo  kamid ahaa  Saraakiisha Sarsare  Waddani

Xukuumaddu waxa ay hada xidhay Dr. Maxamed Yaasiin oo ka tirsan Xisbiga WADDANI horena u soo noqday wasiirkii kalluumeysiga, khayraadka badda iyo dekadaha ee Somaliland ee bilowgii xukuumadda Siilaanyo.
Tallaabadan waa mid kicin ah,  iyada oo loogu danleeyay  in Dalka Dagaal lagaga  rido ,

Shalay ayay  ahayd markii Natiijo Xaaraan ah oo  Komishinka Kulmiye kasoo baxday  Xukunka  Somaliland loogu  Xanbaariyay  Askari Muuse Biixi.

Geesta  kale waxa  Somaliland  ilaa shalay lagu dilay tiro dad rayid ah oo  sinabada  u Banaan baxayay,

Leave a Reply

*