100 Milyan oo dayn ah ayaa lagu wareejiyay Muuse Biixi

100 Milyan oo dayn ah ayaa lagu wareejiyay Muuse Biixi

#Xukuumada Siilaanyo waxa ay Madaxwaynaha #Jeegaantakuwareejinaysaa #100Milyan$ oo Dayn ah Lacagtaas waxa Badideeda Liqay, oo ay Kumaqantay Muuse Biixi Ilmaadeeradii Samsam Cabdi, iyo Ex Wasiir AbdiAsiis Samaale/ KutubaXoor Wasiirada Beelaha Habar Jeclo Xukuumada kaga jira oo Waxbadan Musuqmaasuq Lagu Xantay ayaa Midkastaa Wasaaradii uu Hayay Waxa uu Wareejinayaa Lacag Dhigaal halka Wasaaradaha Dhamaantood Dayn Wareejiynayaa, waxana laga yaabaa in ay iyagu wakhti hore katabaabushaysteen, Halka Wasiirada Qaar ay Maanta Qabtu kaduldhacday, Wasaaradaha Daynta laciirciiraya waxa kamida Wasiirada Warfaafinta, iyada oo Wasiir Cadaani Sooqoray Dayn Shann Sanno jirsatay oo uu Sheegay in Dhamaan Wasiiradii Wasaarada Soomaray ay katageen Daymo aan Cid bixisay Jirin ilaa hada Shaqaalaha Warfaafinta Qabahooda, Radio Hargaysa, Wargeeska Dawan, Wakaalada Wararka Solna iyo Telefeeshinka Qaranka ayaa Dhmaantood Sugaya Lacago 3Sanno kamaqnaa, Xafiiska Telefeeshinka Qaranku kuleeyay London ayaa waxa uu Dalacday Xisaab Dayn ah oo Gaadhaysay 95,000$ Dhamaan Daynta waxa looga fadhiyaa Bixinteeda Madaxwayne Muuse Biixi, Intaas waxa udheer Daymihii uu isagu Gaarkiisa ugalay wakhtigii Ololaha….
….. #Hays_odhan cidi kuma arkaysee Afka Buuxso….
Somalilandlive.com
SomalilandLive Media
Hargaysa Office

Leave a Reply

*