Ex-Madaxwayne Daahir Ralaaye Kaahin oo Dalka Dib   ugu Soolaabtay

Ex-Madaxwayne Daahir Ralaaye Kaahin oo Dalka Dib ugu Soolaabtay

Madaxwayniihii Hore Jamhuuriyadii Midaysnayd ee Somaliland #Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Dalka Dib ugu Soolaabtay isuu uga Qabay galao Xaflada Caleemo Saarka Muuse Biixi, Daahir Rayaale ayaa ahaa Madaxwaynihii ugu Sumcada iyo Magaca Fiicnaa ee Somaliland Soomara Abid, Labadi Madaxwayne e Kahoreeyay #Cigaal, iyo #Tuur ayaa intii ay Xukunka hayeen waxa uu Dalku Cagaha lagay Colaad Sokeeye oo Dhiig Badani kudaatay, Halka Madaxwayne Siilaanyo Burburiyay Silaantii ,Cadaaladii iyo Midnimadii Umada Somaliland, Muuse Biixi oo 21 Bishii hore Xilka loogu Dhawaaqay ayaa ah Madaxwayne Doorashadiisa Bulshada Somaliland kula Qaybsantay 65% Bulshada ayaa Qaba in uu Xukunka Kufuulay Musuq iyo Xatooyo Codadkii Doorashada ah, Sikastaba hanoqoto ee waxa uu Xukunka lawareegayaa wakhti kala Qaybsanaanta Somaliland Gaadhay Aanay Waligeed Gaadhin, hadii uu Xalinteeda kuguulaysto waxa ay unoqdontaa Taariikh, Maguurtaa, Soodhawaynta EX Madaxwayne Riyaale waxa Saaka Ishareero Tubo Masuuliyiin Dhamaantood kasoo jeeda Beelaha Jeegaanta Muuse Doortay– Read More Somalilandlive.com

 

 

Leave a Reply

*