Darawalkii Siilaanyo oo isaga oo Tahriibaya laga Sooqabtay Dalka Turkiga oo Beeniyay  in uu Tahriib  ahaa,

Darawalkii Siilaanyo oo isaga oo Tahriibaya laga Sooqabtay Dalka Turkiga oo Beeniyay in uu Tahriib ahaa,

Darawalkii Siilaanyo oo isaga oo Tahriibaya laga Sooqabtay Dalka Turkiga oo Beeniyay in uu Tahriib ahaa,, Ninka lagu magacaabo Cabdi Cabdilaahi oo Jufo hoose la ah Madaxwayne  Siilaanyo ayaa Dhawaan Lagu Qabtay Dalka  Turkiga isaga oo wata Vise  Been abuur ah oo  Nooca Ardayda  loo soosaaro, Cabdi Cabdilaahi ayaa Qorshaynayay in uu Vise   kale oo Dublomaasi Been abuur ah   kagasii baxo dalka Turkay si  uu  isaga dhiibo, Dalka Uk, Halkaas oo ay Qoyska Reer Siilaanyo  Guryo badan ka iibsadeen.

 

 

Leave a Reply

*