Barnaamijkan dhir beerista ah oo lagu magacaabo “Rejo Beer, Geed Beer”

Barnaamijkan dhir beerista ah oo lagu magacaabo “Rejo Beer, Geed Beer”

Barnaamijkan dhir beerista ah oo lagu magacaabo “Rejo Beer, Geed Beer”ayaa waxa ujeedadiisu ay tahay sidii deegaanka looga dhigi lahaa mid cagaaran iyo sidii looga hortagi lahaa musiibooyinka ku dhaca deegaanka gaar ahaan xaalufinta deegaanka iyo abaaraha soo noqnoqda ee ka dhaca Somaliland.

Maxmaed Yaasiin Cabdiraxmaan  oo ah wiil dhalinyaro ah isla markaana isagu barnaamijkan deegaanka lagu dayactirayo bilaabay kana bartay cilmiga deegaanka jaamacadda magaalada Hargeysa waxa uu goobjoog u sheegay in qorshihii uu ka lahaa sanadka barnaamijkan uu u hirgalay isla markaana ay inta badan magaalooyinka waawayn ee Somaliland ay wada gaadhsiiyeen dhir beerista

Leave a Reply

*