Madaxwaynihii hore  Somaliland ayaa  niyad Xumaan Murugo  kamuujiyay sida aduunku  Somaliland  uga Jeestay,

Madaxwaynihii hore Somaliland ayaa niyad Xumaan Murugo kamuujiyay sida aduunku Somaliland uga Jeestay,

Madaxwaynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin oo Kamurugooday Halka uu #Siilaanyo #Somaliland Dhigay Kadib Markii Munaasibadii Caleemo Saarka Lawaayay Hal Doblamaasi oo heer Caalami ah oo soo Ajiiba Codsiyadii loodiray Halka Munaasibadii u Xilka kuwareejiyay Rayaale 8 Sanno kahor ay Joogeen 58 Dublamaasi oo Heer Caalami ah:,   Sawir laga qaaday in  ay socotay Munaasibada  Qori iskudhiibka ah ee Jeegaanto Qabsatay ayaa Wajigiisa laga dheehanayay Niyad jab  iyo Murogo,  Wadamada Jaarka  iyo Beesha Caalamka ayaa  Dhamaanba  Dhabarka ujeediyay in ay   soo ajiibaan  Codsigii Jeegaantu diray kadib markii Caalamku ka Xumaaday sidii loo xaday Codadkii Doorashada  Read More — Halkan  kasii akhriso

 

Leave a Reply

*