Wardegdeg ah Golaha Wasiirada Xukuumada Muuse Biixi   Qaybtoodi hore la ogaaday iyo Jeegaanta oo iska Foodhyeeshay Wasaaradihii “A” ahaa

Wardegdeg ah Golaha Wasiirada Xukuumada Muuse Biixi Qaybtoodi hore la ogaaday iyo Jeegaanta oo iska Foodhyeeshay Wasaaradihii “A” ahaa

War-degdeg ah Muuse  Biixi ayaa lafilayaa in  uu Saacadaha soo socda  kudhawaaqo Golaha Xukuumadiisa   waxana  durba Banaanka usoo Baxay Wasiiro   uu kasoo Xushay Golihii Xukuumada  Siilaanyo,  Sidoo  kale waxa   Banaanka usoo baxay Sida BeelahaJeegaantu  ay isaga  foodhyeeleen Wasaradihii A- ahaa  Dalka Wasaarada  Arimaha Gudaha ayaa Loodhiibay  Habar Jeclo  Wasaarada Arimaha Debeda ayaa iyana Loodhiibay  Harbar Awal Wasaarada Maaliyada oo   kala Dheegay ayaa lafilayaa inLagu Samarsiiyo Beelaha aan Jeegaanta ahayn  Sidoo  kale Wasaarada Difaaca Dalka ( Gaashaandhiga) ayaa iyana  lagu  Harti loogacaabay.

 

Beelaha Samaroon   iyagu  aan qayb ka ahayn Beelaha Jeegaanta  ee Xukuumada  Muuse Biixi ayaan wax anfacleh ilaa  hada looga magacaabin Xukuumada Muuse Biixi, Pr Samatar ayaa  ka Xanaaqay in uu Qabto Xilka Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qarankam, Profosorka ayaa  Qawaday Wasaarada  Qaawan  sida  Quudhsiga ah afka looga  galiyay, lama oga in loo badali doono.

 

isha  kuhay Somalilandlive.com

 

 

 

Leave a Reply

*