Halkan Ka Daawo Waraysi Maayoorka Magaalada Burco . Madaxwayne Xero Dhiigtii Burco Dadbaa Qaatay  Maayarka Burco

Halkan Ka Daawo Waraysi Maayoorka Magaalada Burco . Madaxwayne Xero Dhiigtii Burco Dadbaa Qaatay Maayarka Burco

DAAWO :- Waraysi xafiiskiisa Lugula yeeshay duqa degmada Burco, Waxa uu ka marag kacay in golahooda deegaanka ee Mudadii ka dhamaatay ay wakhtigoodii ku dhamaysteen Qaylo taana ay ragaadisay waxqabadkii Burco ka filaysay, Sidoo kale waxa uu eeda dayaca Garoonka kubada Cagta Burco saaray Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Fariin adag-na wuu u diray. wasaarada ciyaaraha

Halkan Hoose Ka Daawo

 

Leave a Reply

*