Qoragii qoray buugi dhaqanka iyo diinta aya waxa naloo xaqijiyay inuu ku xidhanyahay wadanka canada

Qoragii qoray buugi dhaqanka iyo diinta aya waxa naloo xaqijiyay inuu ku xidhanyahay wadanka canada

Qoragii qoray buugi dhaqanka iyo diinta aya waxa naloo xaqijiyay inuu ku xidhanyahay wadanka canada warkan oo anu kaso xaqijinay dad ka gabsaday inay magacoda sheegan.jookar said jama aya waxa horay logu gaystay dhawacyo kala duwan marku bilabay qorida booga.isago booga kuso bandhigay wadanka sweden sanadki 2016/3/20aya ayamahan waxa so badanaysa hanjabadaha loso marinayo baraha bulshada oo uga imanaya kooxo kaso hor jeda fikarka booga uu ka hadlayo dad aya sheeganaya inay ka danbeyeen xirigisa dadkaso la socday dhaqdhaqaqisa

Leave a Reply

*