Muuse Biixi Oo Cafis u Fidiyay Siyaasi Ay Isku Beel Yahiin oo In badan ka tirsanaa Xukuumada Federalka Somalia Aminsanaana Mabda Somaliwayn

Muuse Biixi Oo Cafis u Fidiyay Siyaasi Ay Isku Beel Yahiin oo In badan ka tirsanaa Xukuumada Federalka Somalia Aminsanaana Mabda Somaliwayn

Muuse Biixi ayaa waxaa uu cafis u fidiyey Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Oomaar oo ay isku qoys yihiin mudo badana Soomaaliwayn ahaa.

 

Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Oomaar ayaa sanadihii 2010-ilaa 2012-kii xilka wasiirka arimaha dibada ka ahaa Dawlada Federaalka Soomaaliya kaas oo ka tanaasulay fikirkii Somaliweyn ee uu hore u aaminsanaa .

Warar xog ogaal ah oo aanu helayno ayaa xaqiijiyey in siyaasi Maxamed Cabdilaahi Oomaar uu shalay soo gaadhey magaalada Hargeysa, kadib markii muuse biixi cafis u fidiyay siyaasigan cafiska loo fidiyay ayaa in badan ka soo hor jeeday mabda somaliland isagoo ka mid ahaa dadka hagar daamooyinka u badan u gaysta somaliland

Leave a Reply

*