War Degdeg ah Wariyaha Somalilandlive Media  ee Hargaysay oo iskuday Dil kabadbaaday

War Degdeg ah Wariyaha Somalilandlive Media ee Hargaysay oo iskuday Dil kabadbaaday

Weriye Ka Tirsan Wargeyska Yool Iyo Shabakada Somalilandlive Oo Weerar Qorshaysan Loogu Geystay Gudaha Magaalada Hargeysa Iyo Dhaawacyada Halis Ahb OO Loo Geystay. Hargeysa ( Somalilandlive Media) Weriye Cabdirtaxmaan Carab” Cabdisaxafi” oo kamid ah howlwadeenadda Wargeyska Yool Iyo Shabakadda ay Xukuumaddu xayirtay ee Somalilandlive.com, ayaa maalintii shalay ahayd weerar loo malaynayo in laga soo shaqeeyey loogu geystay badhtamada Magaalada Hargeysa, kaasi oo ay soo gaadheen dhaawac-yo kala duwan oo halis ah. Weerarka loo geysta weriyaha ayaa ka dhacay gudaha Magaalada Hargeysa,gaar ahaana nawaaxiga xarunra suuqa dhexe ee shirkada SOMCABLE, iyadoo  Ragii  Weerarka  gaystayna    kudhuuntii Xarunta Shirkada  Somcable.

Wariye  Cabdiraxman Carab  oo ay  kabadbaaday  Shirqool  lagu dilirabay

 

Werarkan ayaa  ahaa iskuday   Dil Marka la eego   Culayska   dhaawaca  soo gaadhay Wariye Cabdiraxman Carab Cabdisaxafi, Ciidama  Booliska  oo markii  Weerarkani dhacay lawargaliyay  ayaa  kuguuldaraystay in ay  soo qabtaa    dambiilayaasha   Weerarka  gaystay  waxana Dad  goobjoog ahi   Warbaahinta u Xaqijiyeen in Dablayda  Lagu   Qariyay Xarunta Wayn  ee Somcable  ee badhtamaha Hargaysa,  silooga qaariyo  baadi goobka Ciidamada  Boolisku ay  sameeyeen.

 

Shabakada  Somalilandlive ayay  hore  Duulaan cad ugu soo qaaday  Shirkada  Somcable oo  ay khadkeeda  kaxayirtay,   iyada Xukuumada Muuse  iyo Xeer ilaanta kaasahnaysay   ilaa hada  macada Xidhiidhka   Shirkada  Somcable  iyo  Dablayda Weerartay  Wariye Cabdiraxmaan Carab Ducaale,   dhaxeeya  balse baadhitaano Balaadhan oo  ay Warbaabinta Somalilandlive Media     iyo Wargeeska Yool   Wadaan ayaanu Dhawaan  kubahaahin doona  Cida   Kadanysay  isku dayga  dilk ah

Leave a Reply

*