Qolaa  loo heshiiyay Gaara  ! Dagaalka  Garxjis kadhanka ah  1

 Qolaa  loo heshiiyay Gaara  ! Dagaalka  Garxjis kadhanka ah  1

 Qolaa  loo heshiiyay Gaara  ! Dagaalka  Garxjis kadhanka ah  1

Maanta ayaa laxadhiay  Haweenay   waa  gudoomiye kuxigeena  Gabarka Haweenka ee Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani  Marwo Kaltuun Maxamuud Xuseen  Sababtu waa  cadaan    looxidhay   maxaad uga hadashay  Buuga  uu  qoray  wasiirka   Waraafintu ee  uu kucaayay   Guud ahaanba  haweenka  Garxajis  gaar ahaan  habla  Ciidagale,  sababta    Kaltuun looxidhay waa intaas  miyaadse  ogtay  in  aanay arintani  intaas ku  eekayn  ma ogtay in dhawaan  badhtamaha Hargaysa  maalin Cad laysku dayay in lagu khaarajiyo Tefetiraha  SomalilandLive Media Cabdraxmaan Carab  ma ogtay in Sababta loodilay  ay  ahayd  waxa  aad kahadashaa  Cabashooyinka iyo Hargar daamaynta   Garxajiska lagu   hayo    waxa intaas  kahoraysay in  laxidhay iyada oo   Haayada hawliga ah la adeegsanayo Shabakada Somalilandlive.com  waxa  laga   uriyay  waxa leh Garxajis   Dagaalka lagula  jiro Beesha Garxajis  maaha  mid Maanta  bilaaban.

Somaliwayn ayay dabada kuhayaan sidaas  waxa  yidhi Kornayl Muuse Biixi dhawaanta markii Dubia lagu waydiiyay waxa  uu  wax uga   qaban waayay dhibaatooyinka ay  tirsanayaa beelaha Garxajis, Telesom oo ah  Iskaashato oo Guud ahaan Somaliland laga leeyay ayuu  kutilmaamay Shirkad  ay Wallowayntu leeday,

halayaabin   waayo Xisbiga Waddani ayuu hore  ugu sheegay in uu Somalia kasoo jeedo oo Xamar laga soodirtay.

 

Dagaalka  ilaa hada  waa  hal dhinac   oo kaliya  waxa  Weerar ah Jeegaanta  waxa ay Weeraraysaa Gaxajis waxa   ay  Aflagaadaynaysaa Hablaha Gaxajis ah   waxa   la Curyaaminayaa  Ganasigooda  waxana  layskuba  dadyay in  Dalka lagararo  Maxaa  lagu xidhay  Gudoomiye Kaltuun Maxamuud Xuseen?

 

Leave a Reply

*