Halkan  kabaro 87 Xil uu  uu Muuse Biixi Magacaabay  100  Cisho kusiman 75%  waa  Isaaq  88%  waa Beelaha Jeegaanta Habarjeclo iyo Awal Isaaaqa  gudihiisa   Qabiiladooda  Baro

 Halkan  kabaro 87 Xil uu  uu Muuse Biixi Magacaabay  100  Cisho kusiman 75%  waa  Isaaq  88%  waa Beelaha Jeegaanta Habarjeclo iyo Awal Isaaaqa  gudihiisa   Qabiiladooda  Baro

Wax ka baro haybta ay kasoo kala jeedan 87Digreeto ee kasoo baxay xafiiska madaxwayne Muuse Biixi Ceebla,aan kadibna Qiimee adigu Caadifad laa,an Maxumad Qaranbaa!!!!!!
#SUBEER AWAL
1.Wasiirka Ariimaha dibada
2.Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsinta
3.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
4.Wasiirka Hormarinta wadooyinka
5.Wasiir ku x Ariimaha gudaha iyo amniiga
6.Hanti dhawraha guud ee qaranka
7.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada
8.Mareeyaha Ka hortaga Abaaraha iyo kaydka raashinka
9.Gudoomiyaha gobalka gabiley
10.Gudoomiyaha Gobalka salaal
11.Gudoomiyaha Gobalka saraar
12.Gud ku xigeenka Gobalka maroodijeex
13.Safiir ku xigeenka Ethiopia
14.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada
15.Aggasimaha guud Ee caafimadka
16.Aggasimaha guud ee Maaliyada
17.Aggasimaha Guud Maalgashiga
18.Aggasimaha guud ee Shaqada iyo ariimaha bulshada
19.Aggasimaha guud ee qorshaynta qaranka
20.Gud ku xigeenka Haayada tayada
……#Habarjeclo
1.Wasiirka Ariimaha gudaha iyo amniiga qaranka
2.Wasiirka Dastuurka iyo Golayaasha
3.Wasiirka Macdanta
4.Wasiirka shaqada iyo ariimaha bulshada
5.Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
6.Wasiir ku xigeenka caafimadka
7.Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga
8.Gudoomiyaha gobalka Awdal
9.Gudoomiyaha gobalka maroodijeex
10.Gudoomiyaha Hayada Tayaada cuntada
11.Gudoomiye ku xigeenka hayada wadooyinka
12.Safiir ku xigeenka Dalka Kenya
13.Safiirka Midowga Africa
14.Aggasimaha guud Ariimaha dibada
15.Aggasimaha guud ee Cadaalada
16.Aggasimaha guud ee Hormariinta reer miga iyo deeganka
17.Aggasimaha guud hawlaha guud iyo guryaaynta
18.Aggasimaha Guud ee Ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska
…..#Garxaajis
1.Wasiirka Maaliyada
2.Wasiirka Caafimadka
3.Wasiirka Ciyaaraha
4.Wasiirka Deganka
5.Wasiir ku xigeenka waxbarashada
6.Wasiir ku xigeenka warfaafinta
7.Gudoomiyaha Gobalka Togdheer
8.Gudoomiyaha Gobalka Hawd
9.Gudoomiye ku xigeenka Gobalka saaxil
10.Afhayeenka Madaxtooyada
11.Safiirka Ethiopia
12.Aggasimaha Boosaha
13.Aggasimaha Dastuurka iyo xidhiidhka golayasha
14.Aggasimaha Degmooyinka iyo dawlada hoose
15.Aggasimaha gadiidka
….#Arab….
1.Wasiirka Diinta iyo waqaafta
2.Wasiirka maalgashiga
3.Wasiir ku xigeenka ariimaha gudaha
4.Gudoomiyaha Gobalka sanaag
5.Safiirka Qaraamada midoobay
6.Aggasimaha Ciyaaraha
7.Aggasimaha Beeraha
….#Ayuub
1.Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
2.Aggasimaha macdanta
3.Madaxa hormariinta Mashaaricda Dalka
#Toljeclo….
1.Wasiir mu xigeenka Maaliyada
….#Harti….
1.Wasiirka wasaarada biyaha
2.Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaaynta
3.Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska
4.Wasiirka Gaashandhiga qaranka
5.Wasiir ku xigeenka Hormarinta jidaadka iyo gadiidka
6.Gudoomiyaha gobalka Buhoodle
7.Aggasimaha diinta iyo waqaafta
8.Aggasima Amniiga
9.Aggasimaha Warfaafinta
10.Aggasimaha maamulka iyo lacagta koomishinka aydhiska
11.Mareeye ku xigeenka Ka hortaaga abaaraha iyo kaydka raashinka
….#Samaroon….
1.Wasiirka wasaarada beeraha
2.Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka
3.Wasiirka Wasaarada ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska
4.Gudoomiyaha gobalka Saaxil
5.Gudoomiye ku xigeenka Haayada qaxoontiga
6.Aggasimaha wasaarada Biyaaha
7.Aggasimaha wasaarada tacliinta sare
8.Aggasimaha wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
…. #Ciise
1.Wasiirka wasaarada Cadaalada
2.Aggasimaha wasaarada waxbaraashada
….#Gabooye….
1.Wasiir ku xigeenka Wasaarada qorshaynta qaranka
….#Fiqishini
1.Lataliyaha Madaxwaynaha Ariimaha bulshada

…….#87Digreeto
…….#64isaaq
…….#38Jeeganta
…….#26Isaaq inta kale
…….#23Beelaha kale somaliland

 

Halkan  kabaro 87 Xil uu  uu Muuse Biixi Magacaabay  100  Cisho kusiman 75%  waa  Isaaq  88%  waa Beelaha Jeegaanta Habarjeclo iyo Awal Isaaaqa  gudihiisa   Qabiiladooda  Baro

Leave a Reply

*