Ogaysiis!  Somalilandlive Media,  Maxaa  kudhacay  SomalilandliveMedia!

Ogaysiis! Somalilandlive Media, Maxaa kudhacay SomalilandliveMedia!

Somalilandlive Media waxa ay    Hawada  uga Maqantay Xayiraad  Sharcidarro ah  oo ay Xukuumada  Kulmiye Saartay iyada oo Adeegsanaysay Waaxda Garsoorka   Dalka   Xayiraadan oo  Mudo 5bilood ah  Saaran Mareegtay Somalilandlive Media waxa  iska Kaashaday  Xisbiga  Kulmiye  iyo Shirkada  Somcable oo Shuraako   ku ah Cabudhinta  iyo Afqabasahda Warbaahinta   ay u arkaan  in ay Masaaliixdooda  gaarka ah  ku lidtahay,

Somalilandlive Media  oo ah  haayad Warbaahinteed oo Madaxbanaan ayay Xayiraadani Saamaysay Dhamaan Xafiiyada  Warqabadka  iyo wax Soosaarka  ee   Gudaha Somaliland   Sababta  aanu  hawad uga Manaqanayna waa taas    Somalilandlive Media  may helin Cid  kagacan siisa  Tacadiyada lagula kacay    balse Tani ma ahaan doonto Dhamaadka Somalilandlive Media

Mahadsanidin

Hoos   ka akhriso Waraaqada Waaranka  ee Xayiraada  lagu Saaray   khadadka Internetka  ee ay Adeegsato Somalilandlive Media

Leave a Reply

*