Warkii ugu Danbeeyay  Daaglka Cimada Somaliland iyo Maleeshiyaadkii  Somalia laga soo ururiyay

Warkii ugu Danbeeyay Daaglka Cimada Somaliland iyo Maleeshiyaadkii Somalia laga soo ururiyay

Ciidamada  Somaliland ayaa  saaka  dhirbaaxo  xoogle kudhuftay Maleeshiyaad  jahooyin badan    kasoo duulay kuwaas  kuwaas oo qaab Qabyaaladaysan  Lagu soo  dagaal  galiyay Dagaalka oo saaka  5:00  subaxnimo  qarxay ayaa waxa   duulaanka soo qaaday Maleeshiyaad  Puntland  kuwaas oo mudo  dhowr bilood ahba   kujiray Isabaabul iyo isku habr wacasho  qabyaaladeed, dagaalka oo  aanay waxba lahadhin  ayaa markii uu socday  dhowr sacadood waxa  uu isku taagay si iskii ah iyada o Ciidamda Somaliland ay  Masaafo 30 Km  ah  durkiyeen  Maleeshiyaadka Puntland  kuwaas oo qarkood laga  keenay Deegaanda Kismaayo iyo Caluula   laguna soo dagaal  galiyay hab qabyaladeed,

 

Ciidamada  somaliland ayaa  gacanta kusoo dhigay   Maxaabiis  tiro badan  iyo  Gaadiid  nooca dagaalka   ah oo ay kafurteen Maleeshiyaadka Puntland  kasoo duulay ,  Waxa sidoo  kale Magaalada Garoowe  Gaadhay  Dhaacwayada  tirobadan oo  Daalka  saaka kusoo dhaawacmay,Xaalada Dagaalka ayaa  hada   degen waxana  Ciiadama Somaliland ay Difaaca  kaga jiraan aagagii hore  ay Dhufaysyada  uga  samaysteen

 

Codsir ah oo Banaanka uga soo baxay Madaxwayne kuxigeen  Puntland ayaa  la maqlay isaga o ku Calaan calaya Dagaalka waxa  ugu Dhimasho badan Mareexaan   iyo Ogaadeen Dhamaantoodan waxa ay udhimanayaa Daaroodnimo, waxa uu Qaylo dhaan dhaqaale  ah udiray Qorba  jooga Dhulbahante

 

 

 

Daawo  Somaliland oo kahadshay Guulaha Dagaalka   ee ay Ciimadeedu Gaadheen

 

Leave a Reply

*