Shirka Beesha Garxajis!   Dhayal  Maaha   ee waa  Dhab!

 Shirka Beesha Garxajis!   Dhayal  Maaha   ee waa  Dhab!

 Shirka Beesha Garxajis!   Dhayal  Maaha   ee waa  Dhab!

Shirwaynaha  Tolwanaaje2 ee Buurta Gacanlibaax  oo ah shir  aayo katashi ah ayay hada   indha  bulshada Somaliland   siwayn  u eegayaan  shirka oo ah mid kadhasay Xaaladaha wakhtigan  taagan ee   kala  tagshiga  iyo Isxulafaysiga   kadhanka  ah Beelaha Garxajis    ee   Gudaha  Somaliland  kabilawday   ayay Beeshu    siqoto dheer waxa  ay ugaga  tashanaysaa   Mustaqbalkeeda  Fog  iyo kan dhowba.

 

 Gaxajis  Waa  Ayo!

Beelaha ugu Deegaanka  Balaadhan Somaliland  uguna  Dadka Badan     Somaliland  Sidoo  kalana    ah Qoyska  ugu Balaadhan    Ardaayada Beesha Sh. Isaxaaq    ayaa hada  Shirwayne Balaadhan uga Furmayaa Deegaanka Buurta Gacanlibaax, Beesha oo Sanooyin  tiro Badan Cadaawad   Ahli ah iyo Dagaal   Dhanka Nolosha, Deegaanka, iyo Daaqsinkab ah  lagu hayay  ayaa hada umuuqata in ay   Joogto heer  ay kadhamaadeen  Duqaadkii dheeraa  ee Beeshu lahayd waana Sababta  Shirka uga Socda Gacanlibaax ay Xukuumada  kadhaqaltay Qabaa,ilka isbahaystay  ee jaagaanta  uga Sastay shirka  Gaxajis

 Fariinta  Shirka Beelaha Garxajis

Ujeedku waa  Cadyay  Hadii lawaayay Dal iyo Dad  lawada leeyay   Cidwaliba waxa  ay Xor utahay  Mustaqbalkeeda mana jiri doonto Beel, Beelo  kale   u Dawladaysaa  hadii lawaayay  wixii lawada lahaan jiray  waa in  ay Cidwaliba  Inteeda Gaar ula baxdaa  Yaraan iyo Badnaan wixii ay kuhelaysaba, hadii Hanaanka Dawlanimo laysugu  Xoogsheegto Boob Baadil iyo Xaaraan lagu Raadsho  Haynta Kursiga  waa  Waajib in Cid waliba Mustaqbalkeeda Meel saarto Garxajis Marnaba uma  Hogaansami doonto  Xukuumad  aanay waxba  kulahayn oo iyaga  lagula Dagaalamayo Xukuumad ay Samaysteen  Cadaawe  Isbahaystay oo iyaga  kuduulaan.

 Xukuumada Jeegaanta!

waxa  ay isku dayaysaa in ay  afka qabato ama Joojiso wixii karaan keeda ah  waxa  ay Lacagsiisay dhowr Caade qaatayaal ah oo ay doonayso  in ay  kala  jabiyaan Shirka Garxajis   waxa  ay Xabsiyada dhigtay  Tiro badan oo kamida Madax dhaqameedka Beelaha Garxajis ee wada  abaabulka Shirwaynaha  Tolwanaaje Gacan libaax,  waxa  ay  kujirtaa Jeegaanto Dagaal aan Qarsoonayn oo ay kurabto in ay Gaxajis  kula jabiso hadii   ay u Meelmarto

 

 Dhayal Maaha  ee  waa Dhab!

Somalilandlive Media

Leave a Reply

*