Ilaalada Shirwaynaha Beelaha Garxajis, OO  Qabtay   Basaasiin, Xukuumada jeegaanta u shaqaynayay, Magcyadooda!

 Ilaalada Shirwaynaha Beelaha Garxajis, OO  Qabtay   Basaasiin, Xukuumada jeegaanta u shaqaynayay, Magcyadooda!

Ilaalada Shirwaynaha Beelaha Garxajis, oo Qabtay   Basaasiin, Xukuumada jeegaanta u shaqaynayay,+ Magacyadooda!

Waaxda Amaanka  iyo Protacolka  ee Shirwaynaha  Tolwanaaje2 ayaa  Qabatay  Koox Basaasiin ah oo ay  soodiratay  Xukuumada  Jeegaantu, Kooxdan oo  ah Xilsugayaal lagu shidaalinayay   wixii aad kaqabataan Kacdoonka Garxajis ayaad  xil kuhelaysaan  waxana   Hogaaminayay

Maxamed Nuur Caraale Duur, Xisuge

 Siciid  Sulub Maxamed,  Xilsuge

 Farxaan Aaden Habye,  Xilsuge

Axmed Cabdi Dheer, Gudoomiyaha 3aad Kulmiye

Maxamed Shugri, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga  Somaliland ahna Gudoomiyaha  Shirkada  Daryeel Company,

Kooxdan Calooshood  u shaqaystayaasha ah ayaa  isku dayay  in ay  khalkhal galiyaan shirka  iyaga oo Magaalada  hargaysa kasii   kaxaystay  dhalinyaro   abaabulan oo ay  doonayeen in  ay    ku Arbushaan   goobta shirku  kasocdo

Markii ay Madasha  shirka  gaadheen  ayay  bilaabeen  Hadalo Aflagaado  ubadan  iyo  in   ay Goobta  kadhex Sheegaan Fariimo    looga  soo dhiibay madaxtooyada  Ina Cabdi Dheere oo hadalka ku horeeyay ayaa    isku dayay in uu Hadalo  khilaaf   Abuuraya  iyo Amaanta Jeegaanta  Jeediyo, Waxase  Xoog  lagaga saaray Goobtii uu kahadlayay      Sidoo  kale Basaaska Laba Kaadhlaha   ah Maxamed Duur Carraale ayaa    af Lagaado Qaawan  kula  kacay HagaMIYE/ Mujaahid  Axmed Mire,  isaga oo yidhi” Halkan Gacanlibaax Dagaal  karidimaysid Ina Mirow, Muuse Biixi ayaa Nootalinaya Anga  iyo Dawlada  waanu  is,Ogolnay  ayuu Kuqayliyay, Duur  waxana Hoolka Hortiisa ku dhex Karbaashay  Dhalinyaro  Waaxda Amaanka Shirka    katirsanayd,  Duur ayay Macawistu kaga hordhacday  Goob   Kumaan  Qof taaganyiin,  waaana lagu Oriyay  kadibna Xooga  ayaa looga  kaxeeyay Goobtii   shirku kasocday,

Maxamed  Shugri, Ina Cabdi dheere iyo Ina  Sulub ayaa  iyagu  isku dayay in ay Adeegsadaan   Dhalinyaro Rabash gaysata   iyagana waxa  Qabtay Waaxda Amaanka Shirka Ilaalinaysay,

Dhamaan Kooxdan   Basaasiinta Calooshood  u Shaqaystayaasha ah ayaa waxa lagu Xidhay   Xarun kutaala Degmeda Godawayn, halkaas oo ilaa hada  lagu  hayo laguna Ilaalinayo Kooxdan Calooshood u shaqaysta yaasha ah

 

Xukuumada   Jeegaanta  ayaa isku dayday in  ay  Qalalaase    karido  Shirwaynaha  aayo katashiga ah ee Beelaha  Garxajis, balse kumay  guulaysan waxana  Shirku Maanta  si Nabadgelyo ah ugu soo dhamaaday  Buurta Gacanlibaax   Maalinta beriya  ayay Balantu tahay in Shirka laga  soo saaro Qodobo Gundhig  u noqonaya,

Sidoo  kele  Shirka  waxa  Albaabada  laga Xidhay Beelaha Jeegaanta oo aan iyaga lagu Casuumin  waxana Marti qaad Rasima Loodiray Dhamaan Beelaha  Somaliland  een Jeegaanta  ahayn

Guud ahaan  Beelaha/Samaroon,  Hargti    Ogadaan   Gaboobe  iyo Beelaha Isaaqa  een  Jeegaanta  ood wadaagta la ahayn,  Go,aanka ayaa  ah  Falaadh  Lagu  Ganay Jeegaanta

 

 

 Somalilandlive Media/ Gacanlibaax

 

 

Leave a Reply

*