Duur Mise  Sulub! Waa  Qormo kooban oo  kujaleecayno labada Siyaasi   Maxamed  Nuur Carraale  Duur  iyo  Siciid Sulub Maxamed

Duur Mise Sulub! Waa  Qormo kooban oo  kujaleecayno labada Siyaasi   Maxamed  Nuur Carraale  Duur  iyo  Siciid Sulub Maxamed

 Waa  Qormo kooban oo  kujaleecayno labada Siyaasi   Maxamed  Nuur Carraale  Duur  iyo  Siciid Sulub Maxamed

Waxa  ay      Kadhex muuqdeen Humaagii Ololihii  Xisbiga  Waddani,   waxana  ay dadban ula eekaayeen Siyaasiin Mabaadiida  Xisbiga Waddaniyada  iyo Isbadal Doonka ee Waddani   Liqsan, Kuwo Hanuunsan oo hadana Hayaanka Bulshada iyo Hamiga Waddani  lahaysta  ayay  Qaybo badani  oo Bulshada  Caadiga ah  moodayeen balse  wadaniyiintii  aadka u  ildheeraa  waligoodba   kamaYqarsoonayn Dhuumashada Dhabarku muuqda  ee ay  Jamaahiirta isbadal doonka ah ladhex Hulaabnaayeen   Duuri   iyo  Sulub!    waxa laga yaabaa in aad  Aragtay iyaga oo kasoo dhexmuuqday Goobo gaara  iyo Shirar Culus oo Masiirka Xisbiga Waddani lagu Go,aaminayay,  Waxase  suuro gal ah in ay  kaar qarsoonaayeen Goobo  kale oo ay Hagardaamaynta  wadani kaga shaqaynayeen

”   13. Nofeenbar.2017. 5:30 Galabnimo ayuu  Telfoon kasoo  Diray Xaruntii Xidhexe ee Xisbigu kulahaa Gobolka Saaxil, Berbera”  Waa laynaga Guulaystay  !! Halkan  aan Joogo Waa laynagaga Badiyay!!  Ogow  wali  Nusasaace ayaa  kahadhsan wakhtigii  Codaynta Lajoojin lahaa  Cod latiriyayna haba sheegin Maxaad Ogaatay ? Yaase Kuusheegay in laynaga Badiyay!?”

Waxa  uu Somaliland  kusoo laabtay  1997  wax yar kadib markii Colaadii Sokeeye laga  soo doogay   Beelaha Somaliland lanabadeeyay ,     waxa   Xukuumadiisi, Xalraadinta ahayd  kudaray Marxuun Madaxwayne Cigaal (AHUN)  waxa  uu kaxoogsan jiray  Shirkada Guryaha  iyo Wadooyinka Dhista oo  Dalka Sucuudiga    laga leeyay  waxana uu ahaa Nin Muruq Maal  Kaga  Xoogsada  Dalka Sucuudiga  oo uu Sanooyin  door ah kunoola

Allah   hawnaxariiso ee  Aabihi   Sulub  Maxamed  waxa   uu  Ahaa  Basaas   Laba Jeeble ah/  Double Agency

waxana uu  ushaqayn Jiray  Sirdoonkii  Xukuumadii Siyaad Bare  iyo  Sirdoonkii Xukuumadi  Migiste Haylamaray  Itoobiya,  Badhtamihii Sideetamaadkii  ayay Xukuumadii Mingiste Ogaatay in  uu yahay Basaas  Double Agency ah  waxana ay si xun ugu Dishay Deegaanka Somalida Itoobiya   Zone 5.

Siyaasiga Qaadama  dhargaha ahi  ee Siciid Sulub Maxamed    waxa  uu  Caan noqday oo Magaciisa labartay wakhtigii Xukuumada  Daahir Rayaale   uu Xilka  Wasiirka   Guriyaynta   iyo Hawlaha Guud ahaan jiray  waxana uu ku  Caabaxay Boob iyo Xaraasha   Hantidii Maguurtada ahayd

Dhawaan  ayaa loo soogubiyay Soojeedin katimi madaxawaynaha Jeegaanta Muuse Biixi    oo usoo bandhigay  in uu Xilkaqabto Xukuumadiisa  Siciid  Sulub waxa   uu Aqbalay Codsigii Muuse Biixi uga yimi waxana oo   uu Doortay in uu lashaqeeyo Dawlad aan Sharci Xalaal ah Xukunka Dalka ku Qabsan,  hadii  uu Aqbalo Xilka loomagacaabi doono, waxa  ay Cadaynaysa in uu Xoogaa  Sandareero ah  dhaafsaday   Wacadkii,  Aaminaadii   iyo Balanqaadkii  uu lagalay Jamaahiirta  Waddaniyiinta Isbadal Doonka ah

Qormada Tanxigta ayaynu ku eegaynaa Maxamed Nuur Carraale  Duur

 Duur Mise  Sulub!

Leave a Reply

*