Qiimo beelka Shiling-ka Somaliland ayaa  gaadhay halkii  ugu Darnayn Taariikhda  Somaliland   tan iyo markii  Lacagtaas lasooo  Dhaabacay 25 Sanno kahor,

Waxa    aan soo  sarifay  3000$ oo Dolar waxana    aan u Baahday Gaadhi Xamuul ah si  aan Waraaqa   is Dulraysaysan ugu Qaato  Saacad Badhkeed ayay  igu Qaadatay in aan lacagta Rarno sidoo  kale Tirinteeda ayaan marnaba Suuro gal ahayn waxana  aan kusoo  qaatay Humaaga sare  ee  guud waa  Suuro galin in 400,000Shl  kadhinyin  Sababta oo ah hadii aan tiri is idhaahdo waxa ay igu Qaadanaysaa Maalin dhan.

lacagtu waa  Waraaqo   maanta qofku wuu kaanaxayaa hadii aad Lasoo baxdo Shiling Somaliland Dadkoo dhami Dollarka ayay Jecelyiin Meelaha Qaarna sida Borame oo kale  Lacagta Birta ah ee  Itoobiya ayaa  laga Adeegsadaa.

Qiima beelku waxa uu sii Xoogaystay wixii Doorashii kahoreeyay balse hada  halkii ugu Hoosaysay ayay Maraysaa, sidaa waxa  Yidhi Jamaal Aden Nuur oo  kamida Dadka Lacagta kaganacsada, Xukuumada  Siilaanyo iyo tan Muuse Bixii ayaa labaduba ku fashilmay in ay wax kaqabtaan Qiimo beelka Shilingka Somaliland waxana  Fashilmay Arin Lagu horjoogsaday Adeega Zaad oo hore  isaga loogu eedeeyay in uu Qiimo beelka Sabab  uyahay, balse  hada  Zaadka  Shiling ayuu ku shaqeeya,   wax  iska badlanayna marjiro Qiimo Beelka Lacagta Somaliland

Somalilandlive Media Hargaysa/ Office

Leave a Reply

*