Garxajis Madaxwayne Nimadayda ha Aqoonsado! Muuse Biixi  , Somalilandta kala dhaqaaqday

Garxajis Madaxwayne Nimadayda ha Aqoonsado! Muuse Biixi  , Somalilandta kala dhaqaaqday

Garxajis Madaxwayne Nimadayda ha Aqoonsado! Muuse Biixi  , Somalilandta kala dhaqaaqday

SomalilandLive Media / iyada oo ay Maalimba Maalinka kadanbaysay ay Somaliland Xaalad Cakiran siigalayso ayaa hada mudooyinka ugu danbeeyay waxa banaanka usoo baxay sida Muuse Biixi Uurxumaanta uga qaaday kala qaybsanaanta Bulshada Somaliland, Dadkii 40% ucodeeyay  Waddani waxa lagu qanciyay in Doorashada lagaga shubtay ana waxa aan qabaa in aan helay Doorasho Xor ah oo Xalaal ah waa in aad Lahadashaan Taageerayaasha Waddani ee abaabulan ee aan Dowlanimada kuqanacsanayn, Gaar ahaa Beesha Garxajis horena waatii aan gaarka ula kulmay  ilaa maantana waxa layleeyay Abtiyaasha  qanci,  sidaas waxa uu kuyidhi odayaal dhaqameed uu dhawaan madaxtooyada ku  qaabilay Muuse Biixi.

Beesha Caalamka     ayaa dhawaan diiday in  ay Hanaan madaxwayne kuqaabisho Muuse Bixii kadib markii Muranka Doorashooyinka   iyo is,haysiga Asxaabta Somaliland  gaadhay Xisbiga waddani ayaa wacad kumaray in aanu wax wadashaqayn ah layeelan doonin Xukuumada Muuse Biixi   kahorta inta uu  kala dirayo Gudida Doorashooyinka  Somaliland oo iyagu qayb wayn kulahaa Boobkii doorashooyinka Somaliland.

 

isku soo wada  Xoori oo Somaliland ayaa hada waxa  kasocda Xalaado isdiidan oo jihooyin badan leh,

Jananka Falaagoobay   ee Caare ayaa isna  Somaliland Bari Colaado aan  ladhayalsan karin  kawada Halka  Caasimada Hargaysana Daamaha qaarkood Cashuur joojin lagaga dhawaaqay.

 

Leave a Reply

*