Madaxwayne Muuse Biixi oo wata 500 Ciidan ah 30 Tikniko ah oo Burco ubaxay

Somalilandlive Media/ Sannad kadib  markii Xilka loocumaamaday ayuu Saaka Safarkii ugu Horeeyay Berbera   iyo Burco ugu Baxay Berberna kusiimaray, Safarka muuse Bixi oo ahaa  mid   wakhtigiisi  waxbadan dib uga dhacay ayaa waxa Saalka  Idhana Umada Soojiitay Boqolaal Ciidamo Hubaysan ah oo Hareero Guclaynaya madaxwayna  kuwaas oo  kala Qarriyay Dadkii soodhawaynlahaa iyo Madaxwaynaha.

Magaalada Berbera oo Madaxwaynu  Lugtii hore ee Safarkiisa kumaray ayuu Soodhwayn aan Buurnay  kala  kulmay   intabadan  dadkii soodhwayntiisa usoo baxay waxa ay  kamaageen Ciidamo Xoogan oo gadoon  galiyay  Jidadkii uu  marayay  Muuse Biixi.

Jaakada Xabad  Celisa ayuu Madaxwayne  M.Bixi  xidhanyay  waana  uu kafadhiisanlayay!

 

Safarka uu magalaada Burco kutagay ayaa  lasheegay in uu Salka kuhay  furitaanka Xabsi wayn oo lasheegay in uu Burco  laga  dhisay,  waana  Taariikhada markii ugu horaysay  ee Furitaan Xabsi   loosameeyo Munaasibad  heer madaxwayne  gaadhsiisan.

 

Bulshada Somaliland  ayaa  ka,amakaagtay   Sababta  keentay in uu madaxwaynuhu  500  CiidanHubaysan ah  lasoo Aado Magaalo  madaxdii labaad ee Dalka  oonu  Arag  tan iyo intii Xilka loocumaamaday, waxase  dadka xogogaalka ahi sheegayaan in ay  Jirto Cabsi Xoogle oo umadaxwaynu kaqabo  Deegaanada Bari ee Dalka halkaas oonu wax Kalsooni ah hada  kuqabin

Leave a Reply

*