Jaaliyada, Somaliland Dalka Jarmalka oo Hambalyo iyo Bogaadin Udirtay Meherka Cabdixakiim Maxamed Careef iyo Mushtaaq Xassan Maxamed

Jaaliyada, Somaliland Dalka Jarmalka oo Hambalyo iyo Bogaadin Udirtay Meherka Cabdixakiim Maxamed Careef iyo Mushtaaq Xassan Maxamed

Jaaliyda  Somaliland ee Dalwaynaha Jarmalka ayaa Habmalyo iyo Bagoodin  aanay kula hadhlahadhin udiraya  Cabdixakiim Maxamed Careef  iyo Mushtaaq Xassan Maxamed oo  Meherkoodu kaqabsoomay 7.01.2018 Magaalo Madaxda Somaliland ee Hargaysa, Hogaanka Dalada Guud   Jaaliyada Somaliland ee  Dalka Jarmalka iyo  Wakiilka Somaliland Jarmalka uqaabilsan Ambsador Cabditafar Cismaan Cigaal,  Guud ahaanba Jaaliyada Somaliland Jarmalka ayaa  Udiray  lamaanaha Isdoortay Habmalyo Bogaadin iyo Duco aan loo kala hadhin,

Sidoo kale Maamilka  Somalilandlive Media  ayaa Hambalyo  iyo Bogaatan  tan  lamida udiraya Cabdixakiim Maxamed Careef  iyo Mustaaq Xassan Maxamed. Noqda  Idam alleh Qoyskii lagu nasto ee Lagu Nagaado.

Aamin

 Hoos kadaawo Sawirada  Meherka/ Lamaanaha   Cabdixakiim  iyo Mushtaaq


 
 
© Xuquuqda Sawirada/ SomalilandliveMedia malaha!

 

 

 

 

©  Somalilandlive Media/2019

Leave a Reply

*