Masuul ay aad isugu dhawaan jireen Muuse Biixi oo sheegay $90Milyan uu M.Muuse Biixi sigaara Uleexday Wakhtigii doorashada 

Masuul ay aad isugu dhawaan jireen Muuse Biixi oo sheegay $90Milyan uu M.Muuse Biixi sigaara Uleexday Wakhtigii doorashada 

Masuul ay aad isugu dhawaan jireen Muuse Biixi oo sheegay $90Milyan uu M.Muuse Biixi sigaara Uleexday Wakhtigii doorashada

Waa  qayb  kale oo kamida Fadeexadao isbarkan oo  Mudo Todobaad ah sijoogto ah   usocda kuwaas oo Salka kuhaya Lacago Malaayiin Dollar ah oo laxaday ama Dayn ahaan loola Wareegay in Muuse Biixi kaqaatay Shirkada Imaaraadka laga leeyay 90 Milyan oo Dollar waxa ay a hayd  aan Hore looga  war Qabin Balse marka  la,eego lacagihii uu Wakhtigii Olala Adeegsanayayay   waxa ay Noqon Kartaa wax Suurogal ah

$93 Malyan oo qaddimaad ah oo ah bixinta saldhiga Berbera ayaa ku dhacday gacanta qofnimo ee Muuse Biixi.

Sidaa waxa sheegay qoraa/ Maxamed Baashe Xaaji oo ka mid ahaa xubnihii qoray barnaamij siyaasadeedkii xisbiga kulmiye ee doorashadii madaxweyne ee 2017.

Sida oo kale waxa uu xaqiijiyey jiritaanka lacag 5 malayan oo doolar ah oo la leexsaday oo ay dawladda Imaaraatku ugu talogashay in ay muddo sanad ah bilkasta ku kabto dhaqaalaha Somaliland marka laga reebo hal bil oo ya lacagaatasi ku dhacday bandhiga dhexe ee Somaliland.

Iyo in qayabta Somaliland ee dekedda Berbera ee ahaa 30% in aanay ku dhicin khasnadda dawladda oo aan lagu daranin miisaaniyadda balse ay ku dhacdo xisaabaatka wax loo yeedhay (Dubai Somaliland investment company) oo ku diwaangashan magaca shakhsiyaad.

Arinta ayaa  soo Baxday  uun wax yar kadib markii 80Milyan oo Dollar lasheegay in ay labaxsadeen Horjoogayaashii Ex Kulmiye ee Xukuumadii Siilaanyo

Somalilandlive Media

Leave a Reply

*