Somaliland:- Wasiirka Biyaha Oo Shaqadii Ka Joojiyey Agaasimihii Guud Ee Wasaaraddaasi

Somaliland:- Wasiirka Biyaha Oo Shaqadii Ka Joojiyey Agaasimihii Guud Ee Wasaaraddaasi

Hargeysa (SLL) Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa shaqadii ka joojiyey Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Biyaha Somaliland Md Jamaal Cabdi Muuse, isagoo wasiirku xilgaas si ku meel gaadh ah ugu dhiibay masuul kale oo ka tirsan Wasaaradda Biyaha , kaasi oo uu sheegay inuu ku meel gaadh ah u wadi doono shaqadii Agaasime Jamaal

Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Saleebeen Cali Koora ayaa warqad uu shaqada kaga joojiyey Wasiirku Agaasimhii Guud ee wasaaradda biyaha, kaasi oo u dhignaa sidan hoos ku qoran :-

 

 

No photo description available.

Leave a Reply

*