Cisbitaalka guud maqalab la’aan baa taala mise dhakhaatiir la’aan mise maamul xumo

Cisbitaalka guud maqalab la’aan baa taala mise dhakhaatiir la’aan mise maamul xumo

Shacabka danyarta ah iyo dhibaatooyinka yaala cisbitaalka har4geisa dhibta iyo hagardaamooyinka yaaloacisbitaalka hargeisi waa cusbitaalka ugu qalabka wanaagsan dalka hadana maxxaa dhacay hadii aad ukuur gasho shaqooyinka kasocda cusbitaalka hargeisa laba jererba waad yaabaysaa

Qalabka yaala markaad eegto waad yaabaysaa 2 dadka kashaqaynaya markaad aragto waad Yaabaysaa qalabka yaala markaad aragto waad yaabaysaa oo waxaad odhanaysaa yaa inaga caawiyay qiimaha uu leeyahay markaa waad yaabaysa markaad aragto dadka kashaqaynaya markaad aragtana waad yaabaysaa iyo dhibta kahaysata dadka danyarta ah oo mooday meel si haraglaaana loogu shaqaynayo laakiin mataalo shaqadaasi ee waxa kaliya ee aad udaysanaysaa waa sariirtaa bilaashga ah laakiin waxkasda hadaanad qacanta fiiqayn cid wax kuu qabaysaa majirto

Hadaba bal ila eega qisadan xanuunka badan

waxay kudhacday islaan awoowgii u ah inan aanu saaxib oo awawgii kusoo booday faalig waxaanu ula cararay dhakhtarka hargeisa oo aanu qaraqnimo iyo qalaba bidaynay waxaanu dhignaqy qaybta amarjasiga waxaa markiibva lanoo qoray dhiigag dhawra waxaanusoo dhamaynay dhiigagii waxaa hadana lanoo qoray warqad dhan oo dawo ah waanusoo qaadnay inkastoo aanu kuyuu galnay waxaana lagurakibhay markay kudhamaatay ayaa shiftigii isbadalay kuwo cusub ayaa soo galay kuwii markaysoo dul isdaageen ayay iyana intii inleeg qoreen markaanu usheegnay in aani intaba kaqaadnay ayaa waxaa noogu jawaabeen waxba nagama galin ee sameeya hadii kalana qaata markii hadalkaasi nadhex maray ayaanu talo dibada isguugu baxnay waxaanala socday inan qurba jooga oo kayimid ingiriisga ooo uuu awoow uyahay odaygan xanuusanaya waxa uu nagu yidhi masidaanaad kunooshihiin anagu maan arag dhakhtar diidan inuu tix raaco kii hore iyto qof laba dhiig laga qaado oo isgumida waxaanu nasiiyaya talo dhaxal gala caawa oo dhan madulfadhiyi karno amargansigan laynoogu hanjabayo si aaynu laajinahay oo aynaan dalka udhalan waxaanu7 yidhi inaga saara oio gyurigeenii aynu gayno aroortana aynu gayno alxayaad sidaasaanun yeelnay oo aroortii iskaankii lamariyayilaahayna

waxaan isgudaynay inaan lakulano madaxda wasaarada laakiin waxaa midwalba naga hor isdaagay asgari aan kusii daynayn markaasaan jaclaysaday inaan saxaafada lawadaago si qaloocaa loo saxo

Leave a Reply

*