Sahra Halgan ayaa  markale Aflagaado Qaawan     kula dul kuftay  Beelo kamida  Beelaha Somaliland,

 Sahra Halgan ayaa  markale Aflagaado Qaawan     kula dul kuftay  Beelo kamida  Beelaha Somaliland,

 Sahra Halgan ayaa  markale Aflagaado Qaawan     kula dul kuftay  Beelo kamida  Beelaha Somaliland,

Fanaanada Hawl gabka noqotay  ee Sahra Halgan, ayaa  markii  Sadexaad  Hadal  Aflagaadayn  ah  kula kacday Deegaano gaara, iyada oo kajawaabaysa  Mucaaridad  iyo Hadalo dhaliil ah oo Xukuumada  Somaliland ay  ujeediyeen  Siyaasiin    iyo Dadcaana oo kasoo jeedaha Beelaha Garxajis Dhalisha  Xukuumada Muuse Biixi kusocotay  ayaa sigaara  udhibtay  Fanaanada  Hawl gabka ah ee Sahra Halgan  waxana  ay   kaga  Jawaabtay  Aflagaado  Qaawan, iyada oo Dadka  Dhaliilaya Madaxwayme Biixi kutidhi “Hacawryina  Madaxwaynaha ”  kutuna  Tilmaantay  Dadkaas kuwo Cadaw  ku ah Somaliland.

DEG-DEG fanaanada Sahra Halgan Oo Cay Iyo Aflagaado kula kacday Bubaa Iyo Gudoomiye Cirro Qabyaaladna ku tageertay MUUSE BIIIXI

Sahra Halgan ayaa Sannadkii 2017 wakhtigii lagu jiray Ololah Doorashada waxa ay  laba Jeer Sibadheedha ah u Cayday Beesha Habar Yonis oo  uu kasoo jeeday Gudoomiyhii Mucaarida Somaliland hogaaminaya Wakhtigaas. Dr Cabdiraxmaan  Cirro sidoo kale marar    kala danbeeyay ayay  Qaab Nacayb Qabyaaladeed ah waxa  ay kuweerartay  Pro  Ismacil Hurre Buubaa iyada oo Sigaara  ugu gaftay Sharaftiisa  Qofnimo ee gaarka ah.

Sahra  Halgan ayaa   bilawgii Sannadkii  2011 Hargaysa laga  soo Eryay  markii ay is Afdhaafeen  Haweenkii Xukuumada Siilaanyo katirsanaa  waxana  wixii intaas kadanbeeyay  waxa ay kubiirtay Xisbiga Waddani balse  isna waxa  ay  kabaxday markii ay Ogaatay in uu Kulmiye kasharaxyay Muuse Biixi  oo ay Qabiil ahaan Taageerto.

Aflagaadadan ugu Danbaysay ee ay Beelaha Garxajis kula Dul kuftay ayay Canbaarayn  iyo Ceebayn Balaadhan  kala  kulantay Baraha Bushadu kuwada Xidhiidho.

Qoraal kamida Qoralaadii ay ku Aflagaadaysay Beelaha Garxajis

 

Somalilandlive Media

 

Leave a Reply

*