Maxaa  loo dhabar marteeyay  Wakiilka Somaliland ee Germany?   Qabyaalad!

 Maxaa  loo dhabar marteeyay  Wakiilka Somaliland ee Germany?   Qabyaalad!

Maxaa  loo dhabar marteeyay  Wakiilka Somaliland ee Germany?   Qabyaalad!

Waxa saxaafada  lahadlay 14kii  bishan Wakiilka Somaliland ee Germany Cabdifataax Cismaan Cigaal oo Xilkaas  Somaliland ugu Magacawnaa  dhwor  Sanno ee  lasoo dhaafay waxa Soo Magacaabay  Wasiirkii Arimaha Debeda Somaliland ee Hore Dr Sacad Cali Shire  . 

Mudadii uu Xilka hayay ayuu muujiyay Dedaalo  badan isaga oo  si mutadawacnimo ah ugu Shaqeeyay Somaliland  bilkasta waxa  uu kasoo dhexmuuqan jiray Shirar heer Caalamiya oo  Magaalooyin kala duwan  kaqabsooma  kuwaas  oon Cidina  kataageeri jirin Qarashaadka kaga baxa, waxa kasta waxa  uu kuwaday  Isxilqaam iyo  Isdir inkasta oo Wasaaradi soo  magacawday hadana wax  Qarasha oo uu ku  hawl  galo looma  samaynin.

Halka  wakiilo  kale oo kajira Dalalka  Sweden  Uk iyo Finland Dhaqaale  Bile ah lasiiyo Wakiilada  Jooga kuwaas oo Dhamaantood ay  isku Beeliyihiin Madaxwaynaha Xilka  haya  ee Muuse Biixi,   waxana  ay taasi  Banaanka usoo Saartay in  qaab Beeleed lagu  kala Xigtaysto Shaqaalaha Wasaarada Arimaha Debeda Somaliland iyada oo kuwa  lahayb ah Hogaanka Xukunka haya  sigaara loo naasnuuji halka  kuwa   Beelaha   kale  kasoo jeedana   Lagu Ixtiraamin shaqada loodiray.

Dhawaan ayaa Maayirada Hargaysa iyo Berbera   Dalka Jarmalka yimaadeen kuwaas oo Haayado Dawlada Jarmalka  kamidi laraaby in Lala Kulansiiyo  waxana  Doorkii Wakiilka Somaliland  Germanay  lala doontay Shaqsiyaad  aan wax Xilaba  kahaynin Xukuumada  balse  qaab Beeleed looxushay halka Shaqadii  Wakiilka Germanay  ay  Faraha  lasoo gashay Ayaan Cashuur oo ah Gabadh Somaliland  Uk uga Wakiil ah balse aan wax   Shaqo ah kahaynin Germanay  waxana  ay  Qaab qabyaaladaysan kumaroorsatay Shaqadii Wakiilka Somaliland ee Germanay.

 

Ayaan Cashuur( H.Awal” Mayir Dicin” H. Awal, Mayir Solteko” Habar Awal. M. dhacsi . Qurbojoog. H.Awal” ah.

Halkan Ka Daawo Wakiilka Somaliland U Fadhiya Dalka Jarmalka Oo Duray Socdaal Tamash-lo Ah Oo Ay Maayar Cidin Iyo Cabdiraxmaan Soltelko Ku Marayaan  Jarmalka 

ugu Danbayntiina Sababta loofaquuqay  Wakiilka Somaliland ee Germany ayaa  ah mid Qabyaalad kalka kuhaysa

Leave a Reply

*