Sawir War Ah :- Saddex-dii Masuul Ee Ka Tirsanaa Xukuumaddii Hore Ee KULMIYE Oo Muqdisho Dhex Mushaaxaya.

Sawir War Ah :- Saddex-dii Masuul Ee Ka Tirsanaa Xukuumaddii Hore Ee KULMIYE Oo Muqdisho Dhex Mushaaxaya.

 
Muqdisho(SLL) Saddex-dii masuul ee ka tirsanaa Xukuumaddii hore ee KULMIYE ee horaantii bishan ka degay magaalada Muqdisho, ayaa markii ugu horaysa waxa si wada jir ah looga qaaday Sawir xili ay dhex tamashlaynayaan jimcihii maanta gudaha magaalada Muqdisho, iyagoo ku lebisan khamiisyo sida ka muuqata Sawirka.
 
 
Saddex-da masuul ee hore uga tirsanaa Xukuumaddii hore ee KULMIYE,balse hadda  ku sugan magalada Muqdisho,kuwaas oo naawilaya inay xilal ka qabtaan Dowlada Soomaaliya ayaa waxay kala yihiin ,Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda qorshaynta Axmed Aadan Ismaacil (Kayse) ,Wasiir ku-xigeenkii hore ee caafimaadka Xasan Daahir Dhimbiil iyo Wasiirul dawlihii hore eeCadaaladda Khadar Axmed Diiriye,

Leave a Reply

*