Magac-yadda 23-kii Sarkaal Ee Inqilaabka Sameeyay Somaliland 1961

Magac-yadda 23-kii Sarkaal Ee Inqilaabka Sameeyay Somaliland 1961

 

Waxaan halkan kusoo bandhigayaa Magacyadii Saraakiishii 26kii December 1961 inqilaabka ka Samaysay Somaliland waana kuwan hoos ku qoran:
1. Laba Xidigle Xasan-kayd Cabdille Walanwal Rer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
2. Laba Xidigle Cabdillaahi Maxamed Adan Koongo Rer Hargeisa Habar Yoonis Isaxaaq 3, Laba Xidigle Muxumed-Awr Cabdillaahi Rooble Rer Berbera Habar Yoonis Muuse Cabdalle 
4. Xidigle Faysal Xaaji Jaamac Geedi Rer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
5. Xidigle Cawil Cali Ducaale Rer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
6. Xidigle Axmed Xaaji Diiriye Rer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
7. Xidigle Cali Haaruun Rer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
8. Xidigle Maxamed Sheikh Muuse Rer Sheikh Habar Yoonis Muuse Cabdalle
9. Xidigle Cabdi Yusuf Abokar Rer Hargeisa Ciidagale Rer Rooble
10. Xidigle Maxamed Cabdiraxmaan Xaaji Jaamac Lugooyo Rer Berbera Ciise Muuse
11. Xidigle Xuseen Maxamed Bulaale Dakhare Rer Berbera Ciise Muuse
12. Xidigle Cabdillaahi Cabdi Faarax Dayr Rer Berbera Ciise Muuse
13. Xidigle Maxamed Maxamuud Raage.14. Xidigle Cabdillaahi Saciid Caabi Rer Hsrgeysa Sacad Muuse Rer Axmed
15. Xidigle Maxamed Maxamuud Saciid Bidixo Rer Hargeisa Sacad Muuse Rer Axmed 16. Xidigle Yuusuf Axmed Kibaar Rer Gabiley Sacad Muuse Jibriil Abokar
17. Xidigle Saciid Oogle Rer Ceel-Afweyn Habar Jeclo Ba Sanbuur
18. Xidigle Saciid Cali Giir Rer Laas-caanood Dhulbahante Ba Harrar Same
19. Xidigle Cabdi Dhalac Cabdi Rer Laas-Caanood Dhulbahante
20. Xidigle Cabdikarim Cashur Rer Laas-qoray Warsangali
21. Xidigle Cabdi-Xabashi Cali Xuseen Rer Jigjigga Absame Jidwaaq Bartire
22. Xidigle Maxamed Warsame Rer Borama Samaroon Jibriil Yoonis
23. Xidigle Daa’uud Cali Yaxye Rer Borama Yemeni.

Waa 23kii Sarakaal ee Inqilaabkii Dhicisoobay ee Somaliland 26kii December 1961kii.

Qalinkii : Abdullahi Abdi Omar   “Cabdilaahijawaan”

 

Leave a Reply

*