TACSI INAA-LILLAHI WA-INAA-ILLEYHI RAAJICUUN

0
January 20, 2015 in Tacsi by somalilandlive Staff
  • Visits: 1455
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI INAA-LILLAHI WA-INAA-ILLEYHI RAAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

 Dhamaan Maamulka sare ee Xisbiga Waddani heer Qaran oo uu ugu horeeyo Gudoomiye A/rahman Mohamed A/llahi (Ciro), Maamulka Sare ee Yurub oo uu horkacayo Afhayeen Qasim Adan Saleebaan; Maamulka Sare ee UK oo uu hormuud ka yahay Gudoomiye Xuseen Aadan Cade, Maamulka Sare ee USA ee ay gadhwadeenka ka tahay Marwo Muna Ali Fidhin; Dhamaan Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga Waddani Gudo iyo Dibedba waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Mustafe Ismail Ahmed oo ku magacdheer (Mustafe Kanedy), Qoyskiisa, Axsaabtiisa iyo Dhamaan reer Ismail Ahmed, Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Aabo Ismail Ahmed Ismail (Xabiibalah) oo ku geeriyooday Magaalada Jidah ee Wadanka Saudi Arabia.


Waxaanu Illahay uga baryaynaa inuu Dembigiisa dhaafo; Hoy uu ku nastana uga dhigo Janooyinkiisa Quruxda badan; Intii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aamiin ...... Aamiin ...... Aamiin ...... Aamiin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online