MAANSO. FAAYE HAY DOORAN‏

0
February 05, 2015 in Suugaan by somalilandlive Staff
  • Visits: 980
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAANSO. FAAYE HAY DOORAN‏

    MAANSO. FAAYE HAY DOORAN‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAANSO. FAAYE HAY DOORAN‏

4 / 2 / 2015

waxa aan salaamayaa war baahinta

xorta-ah


Waa. Maansadii firdhiye.

WAA KEENE IYO KORDHIYE

Keene. Waar-yaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydii-yay

350 kii guri ee dawladda jabbaan ugu deeqdqy dadka danyarta-ah

Ee la yidhi madaxeyna-haa furay ma waxay ahayd halkii ay joogeen

Madaxdii xisbiga UCID .?

Hadday tahay haa waa fadeexaddii sannadka.

Waa fadeexaddii siilaanyo.

Waa fadeexaddii kulmiye.

Waa fadeexad qaran .

Waa fadeexad caalamiya.

Weligay waxaanan arag xukuumad furaysa xorfado daldaloola

Oo bilaa albaaba oo bilaa daaqada oo bilaallllllllllllllllllllllllllllll

Oo weliba ay ku deeqday dawladaha adduunka kuwa ugu qanisan.

Waxa ka daran cawaaqib xumada ay inoo leeday ee aan cid danbe

Ugu dhiiranayn macaawino layna siiyo.

.

Kordhiye. Saaxiib sidaa aad u aragtay yaa dadoo dhammi u arkeen.

Waana wax laga xishoodo in shacabka iska daa wax aad uqabatoo

Wixii caalamku ugu deeqay aad ammaan gelin weydo.

Weliba waa nin doonayay inuu muujiyo siyaasaddii-sa wax qabad

Oo doorasho ku soo socota.

Taa macnaheedu waa ha,i dooran .

Immikana waa afartii .

Wax tarkii jabbaan fidisa-yee.

Xoola foqoreeda.

Malaayiin-ka loo soo fasaxay

Filaynay guusheeda.

Dhawr qolo markay soo filqeen

Finish ku dhaw-dhawday.

.

Farsamaa la galay ay dhisaan

Fool xumaan badane.

Nin mar kale in food loogu rido

Faras usoo saran.

Fashilkaa inuu maanta galo

Yaan fajaca yaaye.

Madaxdii is foohaali-see

Faran fardaynay-say.

.

Dad fayoobi jaajuur fagfagan

Fura ma doonaane.

Fasaq iyo la yaabaan arkiyo

Xaaja foorara-he.

Bal fasila falkaa aan garan

Ficilo raa ciisa.

Fariintuna waxa sheegay - sa

Faaye ha,i dooran.

FIRDHIYAA HALKAA KAAGA TEGEY

SHACABNA FEES-TEEYE .

.

Mahadna (ALLAA ) iskale.

Waa keene iyo kordhiye.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online