Hambalyo Meher Wacan.

0
February 23, 2015 in Tahniyad by somalilandlive Staff
  • Visits: 3891
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meher Wacan.

    Hambalyo Meher Wacan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Meher Wacan.

Caydaruus Maxamed Warsame(Shaarubo), Cabdiraxmaan Siciid Barre(Shaafi), Khadar Axmed Du’caale(Qureysh), Cabdiqaadir Cismaan Muxumed, Guuleed Iidaan Nuur, Axmed Cali Axmed(Nabad-doon), Axmed Jaamac Cali Caateeye, Cabdirashiid Maxamuud Cali, Mustafe Maxamed Warsame iyo Khadar Cabdi Xasan(Gureyte), waxaa ay hambalyo meher wacan ah ay u dirayaan.

Boqorka Cabdicasiis Cismaan Cabdilaahi iyo Boqorada Ubax Ibraaahim Aadan oo meherkoodu maalintii shalay ka qabsoomay Hotel Alloore oo ku yaala magaalada Burco, waxaana ay Illaahay uga baryeyaan in uu ka yeelo reerkii lagu nastee lagu nagaado, ubad khayr qabana kala hela, sida oo kalena waxaa ay leeyihiin Guulle lagama waaye gobanimo ku aqal-gala.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online