Maanso Cusub. Dhagax jabay nin kabi kara , Dhul dilaacay tolla karra , BYe Erayadi Ahmed Nuur Guruje

0
March 12, 2015 in Suugaan by somalilandlive Staff
  • Visits: 1451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maanso Cusub. Dhagax jabay nin kabi kara , Dhul dilaacay tolla karra , BYe Erayadi Ahmed Nuur Guruje

    Maanso Cusub. Dhagax jabay nin kabi kara , Dhul dilaacay tolla karra , BYe Erayadi Ahmed Nuur Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanso Cusub. Dhagax jabay nin kabi kara , Dhul dilaacay tolla karra , BYe Erayadi Ahmed Nuur Guruje

Dhagax jabay nin kabi kara ,

Dhul dilaacay tolla karra ,

Gobanimadda dhaawaca

Dhoodi waayaheediyo ,

Dhahar xoog-ogaal u ah

Nin aan dhagar qarsoon iyo ,

Dhiig sokeeye laggu xaman ,

Hadal dhiifle lagga maqal ,

Dhawrsan oo cadaaliya .

Halyeey dhacanta jiiftiyo ,

Dhismaheedda kala quban ,

Dib usoo dhab-dhabi karra ,

Way kala dhaqaaqdaye ,


boogaha nin dhayi karra ,

Dhoodi Waayaheediyo ,

Dhahar Oday la talla galla ,

Sool hadal dhacsiin karra ,

Awadal soo dhawayn karra ,

Isku dhaabi karra qaran ,

Dhamaysoo sharciggu haggo .

Dhagax jabay nin kabi kara ,

Dhul dilaacay tolla karra ,

Gobanimadda dhaawacan ,

Dheeligga ka bi'in karra

Erayadi Ahmed Nuur Guruje



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online