Tacsi Madaxweyne Siilaanyo U Dirayo Ciidamad Kala Duwan Ee Dalka

0
March 12, 2015 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 721
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Madaxweyne Siilaanyo U Dirayo Ciidamad Kala Duwan Ee Dalka

    IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
12/03/2015
TACSI MADAXWEYNE
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Saddexda Ciidan qaran gaar ahaan ciidanka Booliska oo uu ka tacsiyadaynaayo geerid aku timid Afhayeenkii Ciidanka Booliska Marxuum Gaashaanle Cabdilaahi Xasan Faarax oo maanta 12/03/2015 lagu aasay Hargeysa, ka dib markii uu u geeriyooday marxuumku xanuun uu maalmahan u jiifay dhakhtarka guud ee Hargeysa.

Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi taa la mida u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, waxaanu Madaxweynuhu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, ciidamada kala duwan ee qaranka somaliland, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online