Gudoomiye Cirro Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Ciidamada Dalka Iyo Shacabka Reer Somaliland

0
March 12, 2015 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 792
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cirro Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Ciidamada Dalka Iyo Shacabka Reer Somaliland

    IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
12/3/2015


Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa , ehelkii, qaraabadii, asxaabtii & dhamaan Ciidanka Booliska Somaliland geeridii ku timi
Allaah ha u naxariistee Marxuum Gaashaanle Cabdillaahi Xasan Faarax Shiil oo ahaa Afhayeenkii Ciidanka Booliska.
Ehelkiisii, Qaraabadiisii, Asxaabtiisii iyo Ciidanka Booliska & Shacabka Somalilandba Ilaahay Samir & Iimaan haka siiyo, Marxuumkana Illaahay ha siiyo Dembi-dhaaf & Janatulfir-dowsa. Aamiin.

Geesta kale Gudoomiyuhu isagoo ka wakiil ah Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, gaar ahaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI wuxu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelkii, qaraabadii, asxaabtii & dhamaan Ciidanka Booliska Somaliland geeridii ku timi
Allaah ha u naxariistee Marxuum Gaashaanle Cabdillaahi Xasan Faarax Shiil oo ahaa Afhayeenkii Ciidanka Booliska.
Ehelkiisii, Qaraabadiisii, Asxaabtiisii iyo Ciidanka Booliska & Shacabka Somalilandba Ilaahay Samir & Iimaan haka siiyo, Marxuumkana Illaahay ha siiyo Dembi-dhaaf & Janatulfirdowsa. Aamiin.

Gudoomiyuhu wuxu Eebe uga baryay inuu jannadii fardowsa ka waraabiyo marxuum Marxuum Gaashaanle Cabdillaahi Xasan Faarax ( Shiil ) qoyskiisii iyo shacbka Reer Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Illaahay Ha U Naxariisto Marxuumka.

Aamin Aamin Aamin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online