Madaxwayne Siilaanyo oo Xil Umagacaabay Masuul Saddex Wiig uun Kasokeeyay Muqdisho Jiritaanka Somalilandna Been ka aaminsan , Khiyaadamada Qaranka Laga Galay+Daawo Sawiro Cadayn ah

0
March 15, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 3090
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Siilaanyo oo Xil Umagacaabay Masuul Saddex Wiig uun Kasokeeyay Muqdisho Jiritaanka Somalilandna Been ka aaminsan , Khiyaadamada Qaranka Laga Galay+Daawo Sawiro Cadayn ah

    Madaxwayne Siilaanyo oo Xil Umagacaabay Masuul Saddex Wiig uun Kasokeeyay Muqdisho Jiritaanka Somalilandna Been ka aaminsan , Khiyaadamada Qaranka Laga Galay+Daawo Sawiro Cadayn ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Siilaanyo oo Xil Umagacaabay Masuul Saddex Wiig uun Kasokeeyay Muqdisho Jiritaanka Somalilandna Been ka aaminsan , Khiyaadamada Qaranka Laga Galay+Daawo Sawiro Cadayn ah SLL:-Madaxwayne Siilaanyo ayaa Xalay Umagacaabay Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdilaahi X. Jaamac Cali ah Nin aan Jiritaanka Somaliland aaminsanayn Sidoo kalana aanay Jirin meel oo Cafis Kuwaydiistay Qaranka Waxana Diyaarada Lagaga Keenay Muqdisho Kadibna Loo Magacaabay Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Qaanuunka Qaranka Somaliland ayaa Mamnuucaya in uu Dalka Soogalo Masuul kasta oo Xil Udoonta Somalia, waxana uu Sharciyan Qofkaas Lagu Qaadi Karaa Danbi ah Khaa,inul Waddan, Hadaanu Casif Waydiisa Haayadaha Sharci Dajinta Wadanka iyo Madaxwaynaha Qaranka Kaas ooy Waajib Tahay in uu Bulshada Ushaaciyo Cafiska iyo Toobadkeenka uu Dalbado Shaqsi kasta oo Xil Udoonta Xukuumada Muqdisho.





Cabdilaahi X. Jaamac Cali, Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Xukuumada Fadaraalka ah ee Somalia oo looma gacaabay Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland



Go,aanka Siilaanyo Ku Magacaabay Cabdilaahi X. Jaamac Cali waxa uu Dhabar Jab kuyahay Qaanuunka Qaranka iyo Shuruucda lagula Dagaalamo Siyaasiinta Somaliland ee Qaranka Danbiyo Khiyaamo ah Kagala, Waana Markii ugu Horaysay ee Masuul Xil-Kahayay Muqdisho Ilsa Xilkii Loogu Soo Wareejiyo Somaliland, Hadii aanu Madaxweyne Siilaanyo Soo Bandhigin Goorta uu Cafiska Waydiistay Qaranka Sidoo kalana aanu Mawqufkiisa Siyaasadeed Cadaynin,Cabdilaahi X. Jaamac Cali Waxa ay Noqonaysaa Khiyaamo Qaran tii ugu Waynay ee uu Siilaanyo Galo.

Somalilandlive.com/ Office Hargeisa
Somalilandliv@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online