HAMBALYO iyo BOGAADIN AROOSKA QARNIGA ee LAMAANAHA is CALMADAY MUDANE CABDULQANI ADAM DHEERE iyo MARWO UGBAAD FUAD XASAN YASEIN.‏

0
March 22, 2015 in Tahniyad by somalilandlive Staff
  • Visits: 1650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HAMBALYO iyo BOGAADIN AROOSKA QARNIGA ee LAMAANAHA is CALMADAY MUDANE CABDULQANI ADAM DHEERE iyo MARWO UGBAAD FUAD XASAN YASEIN.‏

    HAMBALYO iyo BOGAADIN AROOSKA QARNIGA ee LAMAANAHA is CALMADAY MUDANE CABDULQANI ADAM DHEERE iyo MARWO UGBAAD FUAD XASAN YASEIN.‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HAMBALYO iyo BOGAADIN AROOSKA QARNIGA ee LAMAANAHA is CALMADAY MUDANE CABDULQANI ADAM DHEERE iyo MARWO UGBAAD FUAD XASAN YASEIN.‏ Dhamaan ehelka hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogaadin ay ku dheehantahay duco, faraxad, kal gacal iyo jacayl aan la soo koobi karayn u gudbinayaan mudane CABDULQANI ADAM DHEERE iyo marwo UGBAAD FUAD XASAN YASEIN oo ku aqal galay ama arooskoodu ka dhacay xarunta gobolka wales ee CARDIFF maanta oo taariikhdu tahay 21/03/15, waxayna ILAAHAY uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu soo hirto ,badhaadho,nasto oo lagu nagaado , kuna noolaada rayrayn, dulqaad, isfam aan xad lahayn iyo jacayl aan duugoobin, ALLE NA haydin kala siiyo ubad muxubadiina ku dhasha oo udgoonka lagu garto oo kheyr iyo caafimaad qaba oo diintooda, waalidkooda,dalkooda iyo ehelkooda wax tara . AMIIN AMIIN AMIIN.


1. X. Cumar Cismaan ( Ziyaad ) iyo reerkiisa.
2. Maxamed Xamari iyo reerkiisa .
3. Maxamed Aamiin ( Aakhir ) iyo reerkiisa.
4. Abdulkader Jabuuti iyo reerkiisa.
5. Saciid Cabdi iyo reerkiisa.
6. Mustafe Keyd iyo reerkiisa.
7. Maxamed Adam iyo reerkiisa.
8. Dr, Khadar iyo reerkiisa.
9. Cabdusamad iyo reerkiisa.
10. Xasan iyo reerkiisa.
11. Abdulhakiim Arwo iyo reerkiisa.
12. Cabdullahi Yusuf iyo reerkiisa.
13. Mohamoud Dualeh and his family.

WAAD MAHADSANTIHIIN

WA BILAAHI TAWFIIQ.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online