Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Maroodi-Jeex Oo Tacsi U Diray Marxuum Gacmadheer

0
March 23, 2015 in Tacsi by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 848
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Maroodi-Jeex Oo Tacsi U Diray Marxuum Gacmadheer

    INAALILAHI WA INAA ILAHAY RAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INAALILAHI WA INAA ILAHAY RAJICUUN

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ee Gobolka Maroodi Jeex Md.Siciiud Muuse Cabdi(Bustaale) Wuxuu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum: Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacma-dheere), Waxaan Ilaahay uga baryanynaa Marxuumka inuu Jannadii fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Ehelkii, Asxaabtii  iyo shacabka S/land Samir iyo Iimaan ka siiyo. 

AAMIIN.................. AAMIIN........................ .....AAMIIN................... ..............



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online