Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Maroodi-Jeex Oo Tacsi U Diray Taliyihii Hore Ee Ciidanka Booliska Marxuum Cilmi Fure (Cilmi-kabaal)

0
March 26, 2015 in Tacsi by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 669
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Maroodi-Jeex Oo Tacsi U Diray Taliyihii Hore Ee Ciidanka Booliska Marxuum Cilmi Fure (Cilmi-kabaal)

    Tacsi 26/3/2015

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi 26/3/2015

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ee Gobolka Maroodi-jeex Md. Siciid Muuse Cabdi-Bustaale, Isagoo ku hadlaaya magaca taageerayaasha Xisbiga Waddani ee Gobolka, Wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii, Asxaabtii iyo dhamaan bulshada reer Somaliland  geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Marxuun: Cilmi Rooble -Cilmi Kabaal, Waxaanu Marxuumka Ilaahay uga baryayaa inuu Nasariistii Janadda ka waraabiyo, dhamaanteena Samir iyo iimaan ka siiyo. 

 AAMIIN........................ ....AAMIIN.................... .......AAMIIN.............



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online