Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diraya Marxuum Chief Caaqil Ibraahim Yuusuf Cabdi dhagax

0
March 28, 2015 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diraya Marxuum Chief Caaqil Ibraahim Yuusuf Cabdi dhagax

    28/03/2015 TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

28/03/2015 TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 



 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa guud ahaan madaxda dhaqanka Somaliland, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Chief Caaqil Ibraahim Yuusuf Cabdi dhagax oo maanta 28/03/2015 ku geeriyooday hargeysa laguna aasay.

 

Madaxweynuhu waxa uu Alle uga baryayaa marxuumka inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, guud ahaan madaxda dhaqanka Somaliland, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga  Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

 

 

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

                          Naasir Yuusuf  Daahir

Xoghayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada  JSL.


--


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online